walaalayaal waxaad tihiin dad soomaal ah oo hadana muslin ah waxaan idinka codsanayaa maalntii 1 daqiiqo oo duco ah inaad u ducaysaan shacabka walaalaheen ee xamar jooga ee nabada iyo raaxada aynu haysano aan haysan in ilaahay cadawga ka dul qaado oo uu nabadii macaaneed u soo celiyo
aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin



