Page 2 of 2

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 6:23 am
by Rightwing
How com that you are not sure my subclan after 5 years of teaching you somali plotics? what a sad. Reer Daahir wey kugu khasaareen.
:lol: :lol: :lol:

Runti Rightwing adiga HJ ba kugu Khasartay.. :up:
Inaadeer runtaad iska indha tirtaa....Markaad leedahay Gabose robbed Mujaahid Kaahin postion, you are wrong. Sababtoo ah Laxdan Silaanyo wuxuu ignore gareeyey dadkii xisbiga lasoo dhisay oo dhan. Mujaahid Mohammed Kaahin keliya ma aha dadka lagu xad gudbay. Hadaad rabto waxaan halkan soo dhigi ilaa 40 qof oo Xisbiga naftooda usoo huray oo aan dawlada lagu darin. Laxdan madaxweynaha ahi take them for granted, markaasu dad aan xisbiga shaqo ku lahayn oo dahabshiil u shaqeeya iyo kuwo qaraaba la ah soo magcawday.

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 6:45 am
by GENERAL_SNM
My above comments were tongue in cheek, sxb. I am in the section that believes give the old man a chance before passing judgement. He has not started well, however Silanyo's past CV allow's him room for error. As for Ina Kahin not taking office if it means the tolka in general will benefit and his position is the sacrifice, I support it. You see I dont support Silanyo if his in office for himself, I do support Silanyo if his in office for those who put him in office though.

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 7:49 am

Silanyo break campaign promise as he ignored devoted men and women in picking outsiders regardless of their political view.

This week xitaa intaanu ku dhwaaqin regional governerka wuxuu la sii tashaday xisbiga. Wixii laysku ogaa mooyee waxkaluu subixii ku dhawaaqay. Waadigii ogaa intuu gudi saaray oo yidhi talo keena. Markay taladii keeneen, inuu baal maray oo ku dhawaaqay xukuumad wasiiro wadan leh. I wonder who's in charge the country? These scandal has battered the government's image walaahi.

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 8:14 am
by Siciid85
GeneralSNM, wuxu ilosanyahay boskii ina kahiin waxa qatay ninka la yidhao adami ee warsangeliga ah oo laga dhiigay defence minister, ileen alot of people wanted ina kahiin to be the defence minister instead.

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 1:46 pm
by Siciid85
^^ nin Rer Abti ayaa loo yahay ee ha la daayo

he was born and raised in Mudug. Rer abitigis are Rer Dalal Dini.

according to another source someone told me his reer abti are Mj i could be wrong.

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 2:10 pm
by CoolPoisons
^^ nin Rer Abti ayaa loo yahay ee ha la daayo

he was born and raised in Mudug. Rer abitigis are Rer Dalal Dini.

according to another source someone told me his reer abti are Mj i could be wrong.
maya, Gabose Rer Abtigis ayuu la so koray waana Rer Dalal. Waa ninkii yiri, abtigey Siyad Bare xoog ayuu dalka ku hastay, Riyale ma adiga xoog leh

even the only famous Sacad siyaasi Abdullahi Isse, Rer Abtigiis (Rer Dalal) ayaa so korayiyey. He was the 1 who said, without my Rer Abti i would not be where I am.

Hadey Rer abtiga dad fiican yihin, qabiil gob ayee ka dhasheen.

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 2:15 pm
by hargaysaay
WAA AYO REER DALA MA KUWII JIBRIIL ABOKOR

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 4:40 pm
by Khalid Ali
ina kahin ma booss ba lo qoray or something ina kahin dadku la mid yahay and silanyo wil chose who ever he wants

any how dr gabooose is muse care from a well known family his shaqo u qabtay wala eegi doona

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 5:25 pm
by GENERAL_SNM
ina kahin ma booss ba lo qoray or something ina kahin dadku la mid yahay and silanyo wil chose who ever he wants

any how dr gabooose is muse care from a well known family his shaqo u qabtay wala eegi doona
Ina Kahin waa booski faqashti ka saaray Somaliland. Behave yourself and dont act like a dizzy blond. :evil:

Re: Dr.Gaboose meets Saraakiisha Booliska in a big meeting

Posted: Sun Aug 15, 2010 6:04 pm
by Khalid Ali
General snm ofcourse ina kahin is a mujaheed laakin there were so many great mujaheeds ma xiil bay hayaan i know ina kahin was ninki burco gallay and he deserves credit laakin maaha inad tirahid xiil bu qof ka xaday :lol: