Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby The_Emperior5 » Tue Aug 17, 2010 12:14 pm

Dee anigu all i said was siicid wa run juffadiisa kuma faano eeh beelaha kalle eeh hy bu la shir yiimada and sicid said anigu habaryoonis wa iskugu miid so that makes sense oo isxaaq iyo muse care iyo gadhweyn iyo reer caynaashe wa isugu key MID bu yidhi Suldaan Emperior ciid walba afka wu la galla From darood hawiye gadabuursi, anigu laakin isaaaq inan ku hoos so noqnoqda waan iska dayey mar mar baan laakin yara korkaxaadsha :D

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby The_Emperior5 » Tue Aug 17, 2010 12:15 pm

Bohol Karbaasha laakiin ninkaa Siciid faraha ka qaada waa saaxiibkay e.

Emperor, adigu weligaa sida duqsiga meel walba dalaq iska dheh.Duulduul badanidaa oo niikis badanidaa?Ninyohow miyaanad xiniinyo lahayn weligaa rag baad u niikinaysaa uun e.

War maxad ka hadlaysa topica ba ciida furtay ma ogtahay sideen dalaq u yidhi dadkani walaana :lol:
Sida doqsigaad meel walba dalaq iska leedahay. Meesha Sacad Yoonis iyo HJ ayaa lagaga hadlayay e ma midkood baad tahay?Wax aan adiga ku khusayn oo shaqo ku lahayn lama soo galo nacas baad tahaye.

oo ma waxaad leedahay adigu sacadmuse uun ka hadal wat dont Limit me saaxib this is a forum aniga ma siciid uun baaad ii mooday oo kalle oo habaryoonis uun ka sheekeya , war anigu qurjilaha ayaan iska dhex galla mar mar waxa uma joojiyo sacadmuse iyo waxaas

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby Siciid85 » Tue Aug 17, 2010 12:16 pm

The_Emperior5, waryaa ha iga been samaysan, so aniga inta ka hadla beeshayda hawdka iyo deeganadooda, iyo dagaaladii la so gali jireen beelaha kale, iyo taarikhdooda siida the former traditional leaders of H.Y - ee Reer Oodweyne and how they expanded to the hawd.
Last edited by Siciid85 on Tue Aug 17, 2010 12:18 pm, edited 1 time in total.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby The_Emperior5 » Tue Aug 17, 2010 12:17 pm

The_Emperior5, waryaa ha iga been samaysan, so aniga inta ka hadla beeshayda hawdka iyo deeganadooda, iyo dagaaladii la so gali jireen beelaha kale.
wa iska caadi reerkina waad ku faani karta laakin mar mar xita juffadaada wala sheegta soodiga cali sicid nugu noqday :lol:

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby GENERAL_SNM » Tue Aug 17, 2010 12:18 pm

Emepror waa HJ. His deserved his stripes. :D

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby kaliil » Tue Aug 17, 2010 12:18 pm

Dee anigu all i said was siicid wa run juffadiisa kuma faano eeh beelaha kalle eeh hy bu la shir yiimada and sicid said anigu habaryoonis wa iskugu miid so that makes sense oo isxaaq iyo muse care iyo gadhweyn iyo reer caynaashe wa isugu key MID bu yidhi Suldaan Emperior ciid walba afka wu la galla From darood hawiye gadabuursi, anigu laakin isaaaq inan ku hoos so noqnoqda waan iska dayey mar mar baan laakin yara korkaxaadsha :D
Haddaad Siciid wax u qabto topic kale u furo oo keligii la dood laakiin markuu rag kale la doodayo ragga kale ha ugusoo dhuuman fulay baad tahaye.Waa runtii oo HY waa isugu mid. Reerkuu doono ayuu ku faanayaa.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby Siciid85 » Tue Aug 17, 2010 12:20 pm

The_Emperior5, waryaa ha iga been samaysan, so aniga inta ka hadla beeshayda hawdka iyo deeganadooda, iyo dagaaladii la so gali jireen beelaha kale.
wa iska caadi reerkina waad ku faani karta laakin mar mar xita juffadaada wala sheegta soodiga cali sicid nugu noqday :lol:

hadaana ma beesha sharafta leh ee cali siciid baad uu so dhiigatay? war kagan geeljiiraha reer samatar ee xaraf meel fariiso :lol: .
Last edited by Siciid85 on Tue Aug 17, 2010 12:23 pm, edited 2 times in total.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby The_Emperior5 » Tue Aug 17, 2010 12:20 pm

Emepror waa HJ. His deserved his stripes. :D

habar xabusheed suldaankoodi baan ahay :D

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby The_Emperior5 » Tue Aug 17, 2010 12:21 pm

Dee anigu all i said was siicid wa run juffadiisa kuma faano eeh beelaha kalle eeh hy bu la shir yiimada and sicid said anigu habaryoonis wa iskugu miid so that makes sense oo isxaaq iyo muse care iyo gadhweyn iyo reer caynaashe wa isugu key MID bu yidhi Suldaan Emperior ciid walba afka wu la galla From darood hawiye gadabuursi, anigu laakin isaaaq inan ku hoos so noqnoqda waan iska dayey mar mar baan laakin yara korkaxaadsha :D
Haddaad Siciid wax u qabto topic kale u furo oo keligii la dood laakiin markuu rag kale la doodayo ragga kale ha ugusoo dhuuman fulay baad tahaye.Waa runtii oo HY waa isugu mid. Reerkuu doono ayuu ku faanayaa.
war adigu ma siciid bodyguardkisi baad tahay war anigu erey kaliyaan u so qoray war siciidow ma laangaab baad tahay siciid wu ogyahay waan iskala kaftamaya Dont take everthing so serious :|

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby Rightwing » Tue Aug 17, 2010 12:24 pm

The_Emperior5

Topigiiba sawdigan afduubay!! :shock:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby kaliil » Tue Aug 17, 2010 12:25 pm

[

Sida doqsigaad meel walba dalaq iska leedahay. Meesha Sacad Yoonis iyo HJ ayaa lagaga hadlayay e ma midkood baad tahay?Wax aan adiga ku khusayn oo shaqo ku lahayn lama soo galo nacas baad tahaye.

oo ma waxaad leedahay adigu sacadmuse uun ka hadal wat dont Limit me saaxib this is a forum aniga ma siciid uun baaad ii mooday oo kalle oo habaryoonis uun ka sheekeya , war anigu qurjilaha ayaan iska dhex galla mar mar waxa uma joojiyo sacadmuse iyo waxaas[/quote]

Xiniinyo aad keligaa ku doodo ayaanad lahayn. Siciid waa nin raga oo 10 nin ayuu keligii la doodi karaa laakiin adigu ragga kale ayaad ugusoo dhuumataa.Sidaan hore kuugu sheegay ninkaad wax u qabto ayaa keligaa lala doodaa oo la iska celiyaa laakiin adiga Siciid ayaa kaa adag oo markaad aragto isagoo 4 ama 5 nin la doodaya ayaad is tidhaahdaa maantaan chance heshay oo intaad xamuurada iyo uunsiga lasoo boodo niikisaa.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby Siciid85 » Tue Aug 17, 2010 12:30 pm

[

Sida doqsigaad meel walba dalaq iska leedahay. Meesha Sacad Yoonis iyo HJ ayaa lagaga hadlayay e ma midkood baad tahay?Wax aan adiga ku khusayn oo shaqo ku lahayn lama soo galo nacas baad tahaye.

oo ma waxaad leedahay adigu sacadmuse uun ka hadal wat dont Limit me saaxib this is a forum aniga ma siciid uun baaad ii mooday oo kalle oo habaryoonis uun ka sheekeya , war anigu qurjilaha ayaan iska dhex galla mar mar waxa uma joojiyo sacadmuse iyo waxaas
Xiniinyo aad keligaa ku doodo ayaanad lahayn. Siciid waa nin raga oo 10 nin ayuu keligii la doodi karaa laakiin adigu ragga kale ayaad ugusoo dhuumataa.Sidaan hore kuugu sheegay ninkaad wax u qabto ayaa keligaa lala doodaa oo la iska celiyaa laakiin adiga Siciid ayaa kaa adag oo markaad aragto isagoo 4 ama 5 nin la doodaya ayaad is tidhaahdaa maantaan chance heshay oo intaad xamuurada iyo uunsiga lasoo boodo niikisaa.[/quote]

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: war soonkii ba naga jabi garay sxb, laakinse emperior marmar wa cool guy.
Last edited by Siciid85 on Tue Aug 17, 2010 12:30 pm, edited 1 time in total.

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby GENERAL_SNM » Tue Aug 17, 2010 12:30 pm

Emperor does not love HJ but deep down he hates HY, thats my observation. You know what they say my enemies enemy is my friend. :mrgreen:

User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby yunis09 » Tue Aug 17, 2010 12:31 pm

siciid waa rageedi... :up:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Rightwing whats your issues with Reer Yoonis

Postby Siciid85 » Tue Aug 17, 2010 12:34 pm

Emperor does not love HJ but deep down he hates HY, thats my observation. You know what they say my enemies enemy is my friend. :mrgreen:

:lol: :lol: It doesn't take a genius.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests