Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

President Silanyo:Extension for Saleeban Gaal and Cirro

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

President Silanyo:Extension for Saleeban Gaal and Cirro

Postby LiQaaye_TDH » Tue Aug 17, 2010 12:01 pm

Saleeban Gaal will get 5 more years :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filayaa inuu toddobaada soo socda soo bandhigo mooshin mudada xilka loogu kordhinayo mudanayaasha Golaha Wakiillada iyo Guurtida oo muddo xileedkoodu dhammaanayo dabayaaqada sannadkan 2010.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha, hasayeeshee Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Jamhuuriya u sheegay in tallo ka iman doonto madaxaweynaha Somaliland, taasi oo uu xusay in Golaha Guurtida oo dastuurku u gaar yeelahay muddo kordhintu waajibkooda dastuuriga ah ka gudan doonaan, isaga oo Guddoomiyaha Wakiilladu caddeeyey in loo kordhin doono muddo kooban oo munaasib ah.

Mudanayaasha wakiillada oo xilka loo dhaariyey 29 October 2005, waxa muddadaii shanta sanno ahayd ee la doortay ka dhammaanayaa 29 October 2011, halka mudadii madaxweyne Rayaale u kordhiyey Golaha Guurtidu ku eegyahay dhammaadka bisha September 2010, waxaanu Guddoomiyaha wakiilladu sheegay in mudada yar ee hadhay aanay suurtogal ahayn in doorasho lagu qabto.

“Runtii xiligii loogu tallogalay Golaha Wakiillada iyo Golaha Guurtida wuu dhammaanayaa, waxaana ka hadhay muddo aad u kooban, wakiillada wakhtigu waxa uu kaga eegyahay 29 October 2010, guurtidana sida aan filayo waxa xilku kaga eegyahay dhamaadka bisha September 2010, waxayna ila tahay in wakhtigaa aanay qabsoomi karain doorashadii wakiilada iyo guurtidu, hasayeeshee xaaladaasi waa xaalad u baahan in degdeg looga hawlgalo oo wax looga qabto.

Madaxweynaha Somaliland-na waanu la soo qaadnay arrintaa, waxaanan rajaynaynaynaa in maalmaha soo socda ay tallo ka timaado xagga madaxweynaha dabadeedna Golaha Guurtidu uu ka guto waajibkiisa dastuuriga ah,” ayuu yidhi; Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Guddoomiyaha wakiillada oo la weydiiyey hadii muddo kordhin loo sameeyo Golaha Wakiillada qaabka ay dadweynaha uga dhaadhicin karaan, maadama oo shacbigu ka xannaaqo ereyga muddo kordhin oo in badan dhegahooda ku soo noqnoqotay, isaga oo arrintaa ka jawaabayana waxa uu yidhi; “Kolayba aniga iyo mudanayaasha goluhuba inay jacayl u qabaan muddo kordhin aniga ilama aha, laakiin duruufo badan ayaa sababay in doorashada wakiilladu xiligeedii ku qabsoomi waydo oo tusaale ahaan waxay ahayd doorashada madaxtooyadu inay dhacdo laba sanno iyo badh ka hor, markaa dareenkii ummadda oo dhami halkaa ayuu ku jeeday, markaa duruufta doorashada wakiillada dib u dhigtay waa mid iska cad.

Anaguna ma jeclin muddo kordhinta oo hadii xukuumadda iyo Komishanku maanta qaban karayaan doorashada anaguna diyaar baanu u nahay, laakiin markaynu si caqli ah u fikirno waxay ila tahay in bil iyo saddex bilood toona aanay suurtogalay doorashada wakiilladu. Markaa anagu jacayl aanu muddo kordhin u qabno ma jirto, laakiin hadii duruufi keento kolayba muddo kooban oo munaasib ah waa la kordhin karaa.”

Waxa kale oo Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu sheegay inuu hoggaanka golaha sii hayn doono hadii mudada dheeradka ah ee loo kordhiyo, balse aanu diyaar u ahayn inuu ka qaybgalo doorashada dambe ee wakiillada, isaga oo caddeeyey inuu hankiisa siyaasadeed sare u qaadi doono oo u tartami doono guddoomiyenimada xisbiga mucaaridka ah ee UCID iyo jagada madaxweynaha Somaliland mustaqbalka dhaw.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President Silanyo:Extension for Saleeban Gaal and Cirro

Postby The_Emperior5 » Tue Aug 17, 2010 12:09 pm

yeah lets keep it this way hada doorasho diyaar uma nihin

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: President Silanyo:Extension for Saleeban Gaal and Cirro

Postby GENERAL_SNM » Tue Aug 17, 2010 12:40 pm

Salebaan is indispensable. period. :up:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Silanyo:Extension for Saleeban Gaal and Cirro

Postby Siciid85 » Tue Aug 17, 2010 12:44 pm

Interesting, Cirro will stay as the chairman of the parliament for the upcoming years until he takes over at UCID soon inshallah. :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests