Gacanyare
Moderator: Moderators


For ayub is there a subclan they prefer markay noqoto isaaaqa horta reero aad reero ka so dhaweysatan may jiraan
Gacanyare


waar aadan madoobaanu aad u taageerno wakuwa noo qabtay....hadanu curadka nahay wa isku kaaya mid belaha duriyadu.maya dee may jirta reero iidoorka aad ka jeceshihin reerahah kale mise wuxu ba wa isugkiin mid

Mudane Alfaas Hadaan Nahay Beesha Adan Madoobe, waxaan Raali gelin buuxda Ka siinayna Beesha Ayuub sido Madaxweynaho uu Galay, Laakin waxaan Balan qaadeyna Madaama aan Dadka dhergin karayn, insha allah Wasiir Heavywight ah aya la inii diyaarinya! Haddi aan la inaga Dhiginba Mayorka Hargeisawaar aadan madoobaanu aad u taageerno wakuwa noo qabtay....hadanu curadka nahay wa isku kaaya mid belaha duriyadu.maya dee may jirta reero iidoorka aad ka jeceshihin reerahah kale mise wuxu ba wa isugkiin mid
![]()



haa hadal sharafeeyd weeyi arinkaasi.Alfaas Beelweynta Ayuub uun keliya maaha... Waxaana Xaq Badani ka Maqanyahay Arap, Toljec lo iyo Qaar kale oo Badan.. Madaama aanay Dowladani ina wada deeqayn, sidaad sheegtay waxaan sugayna Shaqooyinka Haayada Hoose




sxb H.A iyo ayub ha isku khaldin each has his own umbrella .....^^^ wa ruunta they use to be part of H.A umbrella.

so sxb there was never a HA umbarrela, but yes ayuub alid them selfs to HA specialy sacad muse
AYub niman rag ah


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests