Moderator: Moderators


Suldaan Mr_Alfaas caleemo saar, Leading the Nation of Ayuub on the road to Gobanimoweclome Suldaan

I just made a topic about it, hadaan gartay why his name became green, congrulations Mr_Alfaas.





waan kaa gudoomay inader........waanu soo dhaweyneyna hadiyadaas .Suldaan Alfaas, wax badan kuuma haynee naga hoo afartan cumaamadood![]()
![]()
![]()
![]()

Suldaanka guud ee cise muse Muj Keyse

Suldaanka guud ee cise muse Muj Keyse![]()
![]()
![]()
![]()
Suldaan, waad yara khaldantee Keyse maaha ciise miise, waa nin sacad-muse -- Mkaahiil ah.. Laakin waxba maahee Maanta waa maalintaadii
Mr alfaas hambalyoo on the suldaanimo and been made a corespondent, but why was your first reporting duty had to be xafladaada ee lagugu caleemo saarey wariye kale maa lawaayeye?![]()
![]()
![]()
xafladaas oo aad loo soo agasimay waxa kasoo qayb galay Suldaan siciid oo ah suldanka guud ee Garxajis sina ah Suldanka Abdalle ismail iyo Suldaanka guud ee sacad muse Muj Keyse waxana marti sharafka ka mid aha.
Oday Rightwing
Goljano_Lion
Hargaysaay
cali_Gaab
Liqaaye![]()
General SNM![]()
Guryasame
Ruunloow
Northwind
Yunis
Bohol
Londoner![]()
seemeyar
abdikarim
marcsusmith
lali
sahangalbeed.
halka waxa ka hadlay liqaaye oo cadeyey in besha ayub kuraasteedi loosoo celin doono ay ku laheyd xukuumada,halkas oo u ku shegay in mr_alfaas xilka Ilaahay u fududeyo...![]()
waxana halka ka hadlay hargaysaay oo sheegay in besha ayub tahay somaliweynwaxaase hadalka ganafka ku dhuftay keyse oo shegay ayub inay aabihi somalilandta yihiin.
![]()
waxase is waydiin leh waxa ay ooga gaabsadeen suldanka guud ee empr iyo gacanyarihisi oo an xaflada kaso qayb gelin....


Suldaan mahadsanid indeed.![]()
![]()
![]()

waxana halka ka hadlay hargaysaay oo sheegay in besha ayub tahay somaliweynwaxaase hadalka ganafka ku dhuftay keyse oo shegay ayub inay aabihi somalilandta yihiin.
![]()
waxase is waydiin leh waxa ay ooga gaabsadeen suldanka guud ee empr iyo gacanyarihisi oo an xaflada kaso qayb gelin....

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 15 guests