Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Suldaanka Ayuub ceremony

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Rightwing » Sat Aug 21, 2010 1:42 am

:clap: :clap: :clap: :clap:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby hargaysaay » Sat Aug 21, 2010 6:54 am

congratulationsto curadka beesha :up: :heart:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby LiQaaye_TDH » Sat Aug 21, 2010 8:06 am

Caleemo Saarka Suldaan Alfaas, waxa xagga Midigta Ka Fadhiya Suldaan LiQaaye, Xagga Bidixdana Suldaanka Guud ee Emperior, Waxa Caanaha Diyaarinaya Suldaan Siciid, Waxaana Ku Shubaya Mudane Keyse...

Waxa Safka Hore Ka Qaybgalayaasha Fadhiya, Righwing oo Cadheysan, waxa Ku Xiga BOHOL oo Isaguna Qarxaya Cadho, waxa ku sii Xiga Cali-Gaab oo Dhoolacadeynaya..

Waxa Safka Labaad Fadhiya, General SNM-waxa Ku Xiga Kaliiil oo Marqaansan, Waxaana Ku Xiga Djibsomali oo Calanki Djibouti Huwan!

Fardaha Waxa Saaran, Runloow, Faraska Kalena waxa Saaran UDUN....

Ka Qaybgal Wanaagsan!

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Mr_Alfaas » Sat Aug 21, 2010 5:18 pm

:lol: :lol: :lol:

xaflad la isku arkay wajiyaay is diidandheh .............. :lol:

war empr kamuu soo qayb gelin deee warkaa inaga sohubo xita gacanyarihisi muu soo dirin :lol:

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Mr_Alfaas » Sat Aug 21, 2010 5:19 pm

waxana halka ka hadlay hargaysaay oo sheegay in besha ayub tahay somaliweyn :lol: waxaase hadalka ganafka ku dhuftay keyse oo shegay ayub inay aabihi somalilandta yihiin. :lol:

waxase is waydiin leh waxa ay ooga gaabsadeen suldanka guud ee empr iyo gacanyarihisi oo an xaflada kaso qayb gelin.... :lol:
:lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Mr_Alfaas » Sat Aug 21, 2010 5:20 pm

congratulationsto curadka beesha :up: :heart:
:up: hargaysaay mahadsanid ugaaz. :lol:

Rightwing....wad cadhooneysa laso sheegay xaflada dhexdeda ma dhab ba... :lol: :lol: :up:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Khalid Ali » Sat Aug 21, 2010 8:13 pm

anigu ku hadlaya afka suldaanka guud beelaha reer sheikh isxaaq suldaan Emperior karamalahu wajhu , hanbalyo bu u so diraya suldaanka Ayub iyo caleemo saarkisa , hasa yeeshe wuxu yidhi iga gaadhsi in siicd anu caanaha ku shubin dhaqanka reer sheikh isxaaq hada la caleemo saaaro caana lugu ma shubo dhaqan iidoor maha laakin maro cad ba lugu duuba suldaanka iidoor caana lugu ma shubo

User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby NewHargeisaGirl » Sat Aug 21, 2010 8:51 pm

where are them women :lol: no Mashraxad alla ceeeb :o

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Mr_Alfaas » Sat Aug 21, 2010 9:06 pm

anigu ku hadlaya afka suldaanka guud beelaha reer sheikh isxaaq suldaan Emperior karamalahu wajhu , hanbalyo bu u so diraya suldaanka Ayub iyo caleemo saarkisa , hasa yeeshe wuxu yidhi iga gaadhsi in siicd anu caanaha ku shubin dhaqanka reer sheikh isxaaq hada la caleemo saaaro caana lugu ma shubo dhaqan iidoor maha laakin maro cad ba lugu duuba suldaanka iidoor caana lugu ma shubo
:lol: :lol:
suldaanka fariinta culus ee uu soo diray wa aanu ka aqbalnay....lakin waxa noo cuntami waydey sababta uu ooga baaqday caleemo saarkaas taariikhiga ah ee wajiyaal is diidan wada fadhiisteen....

ma tabti ucid ayad noqotey ee aan kasoo qayb gein xafladi loogu wanqalayey degmada Sayla bari :lol:

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Mr_Alfaas » Sat Aug 21, 2010 9:07 pm

where are them women :lol: no Mashraxad alla ceeeb :o
Hablaha ayuubku netka waa ka mamnuuc....mida kale dhaqan ayuub ma aha inay gabdhi ka dhex musharaxdo caleemo saarka suldanka..... :lol: :lol: :up:

User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby NewHargeisaGirl » Sat Aug 21, 2010 9:13 pm

where are them women :lol: no Mashraxad alla ceeeb :o
Hablaha ayuubku netka waa ka mamnuuc....mida kale dhaqan ayuub ma aha inay gabdhi ka dhex musharaxdo caleemo saarka suldanka..... :lol: :lol: :up:
Oo ma cunsuri baad tihiiin? maxaad dumarka ugamaysanaysaaana :o

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Mr_Alfaas » Sat Aug 21, 2010 10:04 pm

where are them women :lol: no Mashraxad alla ceeeb :o
Hablaha ayuubku netka waa ka mamnuuc....mida kale dhaqan ayuub ma aha inay gabdhi ka dhex musharaxdo caleemo saarka suldanka..... :lol: :lol: :up:
Oo ma cunsuri baad tihiiin? maxaad dumarka ugamaysanaysaaana :o
dumarka ma gumeysano ee sharaftoda iyo cisigoda aya wuxu ku xidhanyahay in aanay gurigeda ka bixin oo ay caruurteda haysato :lol:

:rose:

User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby NewHargeisaGirl » Sun Aug 22, 2010 1:10 pm

Wadhi.

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka Ayuub ceremony

Postby Mr_Alfaas » Sun Aug 22, 2010 7:53 pm

Wadhi.
:mrgreen:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests