Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Runloow101 » Sun Aug 22, 2010 12:55 am

Ceelafweyn is welcome, laakiise Xaaskaaga Runloow meesha kala tag.
Kugu xiiqay saan kuu lahaa xaaxayahay toose

Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Sanbalolshe » Sun Aug 22, 2010 1:01 am

Ceelafweyn is welcome, laakiise Xaaskaaga Runloow meesha kala tag.
Kugu xiiqay saan kuu lahaa xaaxayahay toose
:lol: :lol: Inaadeer horta adiga iyo rightwing ma twins kala lumay baa tihiin? Sababtoo ah isaguna wuu ciyaa adna xoogaa baad yara dhaan dhaan tahay ma ogtahay? Yaad ka tahay horta HJ intaanan kuu xoog sheegan inaadeer :lol: ?

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Goljano Lion » Sun Aug 22, 2010 1:18 am

Ceelafweyn is welcome, laakiise Xaaskaaga Runloow meesha kala tag.
Kugu xiiqay saan kuu lahaa xaaxayahay toose
:lol: :lol: Inaadeer horta adiga iyo rightwing ma twins kala lumay baa tihiin? Sababtoo ah isaguna wuu ciyaa adna xoogaa baad yara dhaan dhaan tahay ma ogtahay? Yaad ka tahay horta HJ intaanan kuu xoog sheegan inaadeer :lol: ?
:lol: :lol: true reer Jamac waal

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Rightwing » Sun Aug 22, 2010 1:22 am

War waa Muse Abokor o waa waste of space eh, lets cut all ties with them all, as our grandfathers should have done and set them adrift. We been carrying them for far too long and they are ungreatfull.

HJ wa mohammed abokor, period. :up:
GENERAL_SNM

I don't insult my Generals inaadeer. Laakiin mid kaftan ah. Haddaad xidhiidhka noo goysaan xagee Reer Daahir ka helayaa gabdho yaryar oo dhayla ah oo Reer Yoonis ah ood qalataan.

Saw digan sidii dameeraha ciyay :lol: :lol: Ilayn af aanad lahayn lama qabto :shock:

Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Sanbalolshe » Sun Aug 22, 2010 1:37 am

^^^rightwing,

Dee waa waxaan u leeyahay adiga iyo runloow laba mataano ah oo kala lumay baa tihiin, sababtoo ah labadiinuba waad cidaan sida dameeraha :lol: . Bal hadda waxa aad quote garaysay ee uu soo qoray markuu kan gsnm ee muuse abokorba caayey u naageynayo, iyo marka aad adigu hy u naageynaysid miyaaney isku mid ahey :lol: :lol: ?

Maxaa tidhi af aadan lahayn lama qabto? War adigu afkaagaadan qaban karin, iska dhaaf af qof kalee.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Rightwing » Sun Aug 22, 2010 1:48 am

You have every right to criticise me oday.

Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Sanbalolshe » Sun Aug 22, 2010 2:02 am

Qararac, oo ma siilaanyaad is mooday inaadeer isla waynidaa :lol: ? Maxaad tidhi I have every right to criticise you? Aniga sidii nin wasiira oo xil qaran haya ha iska kay dhigine duul duulkan edeb darro ee aad wadid jooji. Mar dambena meel aan dadka kale kula dagaalamayno haddaad niic la timaadid talaabo sharci leh baan qaadeynaaye iska jir. Kan mataankaaga ah ee dhaan dhaanka ah ee runloowna anigaa kaa celinaya oo odhanya walaalkaa amaan sii, haduu kula hadlona ii soo sheeg anigaa karbaashayee, naagu waa nage.

Ramadan karim inaadeer.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby LiQaaye_TDH » Sun Aug 22, 2010 2:03 am

Sanbalooshe inaader adigona yaad tahay?

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Rightwing » Sun Aug 22, 2010 2:12 am

Qararac, oo ma siilaanyaad is mooday inaadeer isla waynidaa :lol: ? Maxaad tidhi I have every right to criticise you? Aniga sidii nin wasiira oo xil qaran haya ha iska kay dhigine duul duulkan edeb darro ee aad wadid jooji. Mar dambena meel aan dadka kale kula dagaalamayno haddaad niic la timaadid talaabo sharci leh baan qaadeynaaye iska jir. Kan mataankaaga ah ee dhaan dhaanka ah ee runloowna anigaa kaa celinaya oo odhanya walaalkaa amaan sii, haduu kula hadlona ii soo sheeg anigaa karbaashayee, naagu waa nage.

Ramadan karim inaadeer.

Dee bal waayehee ramadaan kariim 8-)

Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Runloow101 » Sun Aug 22, 2010 2:44 am

War waa Muse Abokor o waa waste of space eh, lets cut all ties with them all, as our grandfathers should have done and set them adrift. We been carrying them for far too long and they are ungreatfull.

HJ wa mohammed abokor, period. :up:
GENERAL_SNM

I don't insult my Generals inaadeer. Laakiin mid kaftan ah. Haddaad xidhiidhka noo goysaan xagee Reer Daahir ka helayaa gabdho yaryar oo dhayla ah oo Reer Yoonis ah ood qalataan.

Saw digan sidii dameeraha ciyay :lol: :lol: Ilayn af aanad lahayn lama qabto :shock:
Rightwig,

Eeddo saad mooday maaha. 1990-yadii ayuu oday reer Daahir ahi QASHAY inan yar oo dhallaan ah oo Reer Yoonis.

I don't mind fighting with Reer Daahir laakiin dee two giants hadday is hirdiyaan HJ yaryar baan u baqay in midkaayo lagu ledgo oo ay jajabaan.

Haddaad doonayso inaad isla kaftanto horta SAWIRKA GABADHA ISKA SOO DHIG oo burigaagii ku soo juf

Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Runloow101 » Sun Aug 22, 2010 2:48 am

Ceelafweyn is welcome, laakiise Xaaskaaga Runloow meesha kala tag.
Kugu xiiqay saan kuu lahaa xaaxayahay toose
:lol: :lol: Inaadeer horta adiga iyo rightwing ma twins kala lumay baa tihiin? Sababtoo ah isaguna wuu ciyaa adna xoogaa baad yara dhaan dhaan tahay ma ogtahay? Yaad ka tahay horta HJ intaanan kuu xoog sheegan inaadeer :lol: ?
Sanbaloolshe,

Dhaandhaan maahi saa nin Reer Yoonisaan ahaye! Bal adigu cid sheego.
Xoog sheegadkana beribaa nin isku doontay waraabe... markii la is galay baa ninkii laga xoog roonaaday laakiin isna Waraabihii labadiisii dhegood buu haleelay si aanu u cunin. Nin Socoto ah baa soo maray isagoo waraabihii labada dhegood hay markaasuu ninkii yidhi "Waar Waraabaha labada dhegood ii qabo aan macawista xidhee". Markuu ka qabtay buu yidhi "Waa sidaad u qabatay"

Kolleyba waraabahaasaan kugu noqonayaaye ciddii iga kaa kicin lahayd sii raadso inta goori goori tahay.

Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Sanbalolshe » Sun Aug 22, 2010 3:12 am

Sanbalooshe inaader adigona yaad tahay?
Inaadeer nin solamadow ah, oo barre cabdille ah baan ahay. Ma aqaan inaad xasuusatid laakiin berya hore yaan mar mar meesha soo geli jirey oo baasharax ku soo geli jirey. Inaga soo hubi in kan dhaan dhaanka ahee runloow ladhahaa HJ inaadeer, anuu waan ka shakiyee :lol: .

Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Sanbalolshe » Sun Aug 22, 2010 3:33 am

Sanbaloolshe,

Dhaandhaan maahi saa nin Reer Yoonisaan ahaye! Bal adigu cid sheego.
Xoog sheegadkana beribaa nin isku doontay waraabe... markii la is galay baa ninkii laga xoog roonaaday laakiin isna Waraabihii labadiisii dhegood buu haleelay si aanu u cunin. Nin Socoto ah baa soo maray isagoo waraabihii labada dhegood hay markaasuu ninkii yidhi "Waar Waraabaha labada dhegood ii qabo aan macawista xidhee". Markuu ka qabtay buu yidhi "Waa sidaad u qabatay"

Kolleyba waraabahaasaan kugu noqonayaaye ciddii iga kaa kicin lahayd sii raadso inta goori goori tahay.

inaadeer you sound abit slow e, bal inta lagu soo baadhayo waan kaa aayarayaa :lol:

Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Runloow101 » Sun Aug 22, 2010 3:49 am

Sanbaloolshe,

Dhaandhaan maahi saa nin Reer Yoonisaan ahaye! Bal adigu cid sheego.
Xoog sheegadkana beribaa nin isku doontay waraabe... markii la is galay baa ninkii laga xoog roonaaday laakiin isna Waraabihii labadiisii dhegood buu haleelay si aanu u cunin. Nin Socoto ah baa soo maray isagoo waraabihii labada dhegood hay markaasuu ninkii yidhi "Waar Waraabaha labada dhegood ii qabo aan macawista xidhee". Markuu ka qabtay buu yidhi "Waa sidaad u qabatay"

Kolleyba waraabahaasaan kugu noqonayaaye ciddii iga kaa kicin lahayd sii raadso inta goori goori tahay.

inaadeer you sound abit slow e, bal inta lagu soo baadhayo waan kaa aayarayaa :lol:

Ninyohow ma aqaan waxaad igu qoonsatay. Haddii mid nacas yahay Rightwing baa nacasa for the following f-king reasons;

1. Tol cay
2. Shisheeye ka cabsi
3. Sawir naag qaadasho
4. Sibiil weynaan
5. Sacad Yoonis u ekaan
6. Sinjigiis cay - Dirta woqooyi waa laangaab lagaroonayaal ah buu soo qoray
7. Siin cunis (Duufkiisuu cunaa)
8. Iyo qaar kaloo badan

Anigu waan tirtirsayayaa si uu wax isaga celiyo oo waakaas durba diiray ee attemp-gareeyey inuu laangaabyada caayo.
Slow haddaad i tidhina horta labadeenna mid baa SLOW ah ee ama sidii nin u dagaallan ama shut your flower-like lips

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby LiQaaye_TDH » Sun Aug 22, 2010 4:11 am

Sanbalooshe si fiican ayaan uu gartay haddo yahay Basharax....... Inaader welcome adigona.....

Runlow iyo Basharax Niman Hj ayaad tahine, inaga Daaya waxan..... Kuna soo dhowaada...

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests