Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Sanbalolshe » Sun Aug 22, 2010 4:16 am

Sanbaloolshe,

Dhaandhaan maahi saa nin Reer Yoonisaan ahaye! Bal adigu cid sheego.
Xoog sheegadkana beribaa nin isku doontay waraabe... markii la is galay baa ninkii laga xoog roonaaday laakiin isna Waraabihii labadiisii dhegood buu haleelay si aanu u cunin. Nin Socoto ah baa soo maray isagoo waraabihii labada dhegood hay markaasuu ninkii yidhi "Waar Waraabaha labada dhegood ii qabo aan macawista xidhee". Markuu ka qabtay buu yidhi "Waa sidaad u qabatay"

Kolleyba waraabahaasaan kugu noqonayaaye ciddii iga kaa kicin lahayd sii raadso inta goori goori tahay.

inaadeer you sound abit slow e, bal inta lagu soo baadhayo waan kaa aayarayaa :lol:

Ninyohow ma aqaan waxaad igu qoonsatay. Haddii mid nacas yahay Rightwing baa nacasa for the following f-king reasons;

1. Tol cay
2. Shisheeye ka cabsi
3. Sawir naag qaadasho
4. Sibiil weynaan
5. Sacad Yoonis u ekaan
6. Sinjigiis cay - Dirta woqooyi waa laangaab lagaroonayaal ah buu soo qoray
7. Siin cunis (Duufkiisuu cunaa)
8. Iyo qaar kaloo badan

Anigu waan tirtirsayayaa si uu wax isaga celiyo oo waakaas durba diiray ee attemp-gareeyey inuu laangaabyada caayo.
Slow haddaad i tidhina horta labadeenna mid baa SLOW ah ee ama sidii nin u dagaallan ama shut your flower-like lips




:lol: :lol: :lol:

Dhagayso waryaa adigu reerka haku soo noqnoqon, rightwingna sidaa aad sheegtay waaka durba casharfiican bartay ee yidhi HJ amaan siinayaa dadka kalena waan karbaashayaaye adiguna isaga banaanka ka mar. And please be consistent, ragga kalena sida naagaha ha u nacamlayne fekraddaada si xor ah u dhiibo nac nacda badana jooji. Sidaa haddaad yeesho waa lagu xishmaynayaa haddii kale adna karbaash baa kuu qoran. Barasho wanaagsan rer yonis daanbuurow :lol: .

Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby Runloow101 » Sun Aug 22, 2010 4:41 am

Sanbaloolshe,

Ninyohow ceeb Ramadaan jooga ha igu noqonnin.

Anigu Rightwing waxan u maagayaa for the same reason aad u maagto and more. Maantaba waakaa islaantii Saynab Cige iska soo dhigay ee doonayo inuu dagaallamo. Biciidaha dhiigguunbaa lagu kiciyaa and they finish the rest.

GENERAL_SNM waxbaan ku xeeriyaa oon ugu dhaafay cayda uu Muuse Abokor u geystey. Isaga iyo nin yaroo WADANIWEYN la odhan jirey baan halkan ku ogaa iyagoo HJ difaaca oo nin walba wadda mariyey... Intaasaan ku xushmeeyey ragguna kolleyba waa inuu wuxuun xeeriyaa... Igama ahayn naagays ee wallee waa intaa... Teeda kale anigu HJ dacaayadayn mooyee dagaalkeeda kuma degdego - Suldaankii reerkana waan ahay dee inkastoo qolyahaa Nuux hunguri yidhaahdaan nooma aha Suldaan.

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Lets Welcome Geesiyada Md Runloow--Md Ceelafweyn

Postby GENERAL_SNM » Sun Aug 22, 2010 5:51 am

All a light hearted joke to the mighty Musse Abokor. Where would we be without you? :up: :D


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests