Sawirka Maanta WalliGA Ma Aragtay Geel Dabaalanaya Bal Nala Daawada Geelan Bada Ka Ugaadhsanaya
Waxaan filayaa Inaadan Waligiin arag Geel ku Dabaalanaya xeebta Laakiin halkan Waxaanu Idiinku Haynaa Geel Jooga Xeebta Seylac oo Cagaha Bada La Galay Kaasoo Cunaya Dhir Ka Baxday Bada Xeebta Xigta,,,,, Maxay Kula Tahay.