Idinku weligiinba waxaad tidhaahdaan nin Ingiriis ah baa sidaas yidhi. Waar wuxuu Ingiriisku qoro oo dhan baanaan aaminsanayn.Ina Cali Shire waa half Warsangeli Half hindi. Sheekadaa cid walbaa og ee maxay kuwan xunxun ee Harti ka qarinayaan.
Waxan akhriyey buugga "British Somaliland" ee uu qoray Drake Brockman ayaa sheegay inuu curyaan dhitiya ahaa oo aan wax power ah lahayn. Wuxuu ninkaasi qiray inuu Ina Cali Shire u dhitinayo xabbad ay sibiisha kaga dhufteen Habar Jeclo bari. Waan qoslay