caligaab
dee civil warka durriyada waan isku deynayaa kollay rag muxtarim ayaa meesha jooga wax kala qabanayaa la iima baahna aniga, laakin see raggan sool isku haysta waa la isku daawaday anaa ka naxay oo yidhi waryaadheen sidan isu dhaama anigaa ba yara khajilay siday isu heysteen waxyaabaha qaarkood waa la qarsadaa inkastoow waxa la qariyaa qudhun weeye.
sahan
caadi weeye shalom libaax.
Samtr nin abtiyashi ka naxa , gobonimadu wa taas



