Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby LiQaaye_TDH » Thu Aug 26, 2010 10:27 am

Sida aan la wada socono waxaa in dhawaanaba la sugayay is badal xaga ciidamada iyo ilaha dhaqaalaha ay ka soo gasho dawladu, Sida bangiga dhexe iyo Maareeyaha dekeda Berbera.hadaba maanta ayaa xilkii waxaa laga qaaday taliyihii guud ee taliska Boliska somaliland, Kornayl Saqandhi dubad, oo ahaa dawaladii Rayaale kii ugu cimri dheeraa, uguna tayada xumaa xaga maamulka, oo waxaa maalmihii ugu danbeeyay Booliska ugu akhlaaqda xun uu isagu ahaa shakhsigii ka danbeeyay qoristooda, magaalooyiink waawayna lagu kaftami jiray kuwani waa xertii saqandhi.
waxaa hadaba maanta jagadaa muhiimka ah loo magacaabay, Kornayl Cilmi kabaal, oo ahaa dawladii Cigaal, taliska Boliska Somaliland shakhsigii dhidibada u aasay , booliskan aan maanta aan ku faano, waxa uuna ahaa ,shakhsi ka daacada wixii uu qabanayo ee uu dalkiisa iyo dadkiisaba u qabanayo, mana ahayn shakhsi ay ku dheertay qabyaalada iyo qolo qolaysi , Umada somaliland waxa ay u ahayd mid u dhexe, min laasacaanood ilaa iyo lowyacado,waxaana laga filayaa in uu wax badan ka badalo, nidaamkii hore ee Saqandhi uu ku galgashay ee xaga booliska.
Kornayl Cilmi Kabaal ayaa waxa uu deegaan ahaan ka soo jeedaa, Gobolka Awdal, waxa uuna bulshada reer Awdal/Salal ka muddan yahay qadarin iyo xushmayn, waana shakhsi ay ku diirsadeen bulshadan reer Awdal/Salal magacaabistiisa, maxaa yeelay waa shakhsi ka soo baxaya wixii loo igmaday, oo daacadnimo iyo karti ay ku dheehan tahay, waxaana la odhan karaa, waa shakhsi u qalm jagadan maanta uu u dhiibay , Madaxwayne Siiilaanyo.
Maxaa lagu xasuusan karaa ninkan Saqandhi ee ka tagaya jagadan,waxaanan la garanayn ee Reer Borama ay ku xasuustaan oo jirta in ay iska yar tahay,marka laga reebo foolxumadii wadada ka dhacday ee dadka lagu xasuuqay ,madaniyiinta ka soo jeeday Borama, oo uu iyaga oo nool nool oo la haysto , iska soo dhaafay, una soo boqoolay waqtigaa magaalada Borama, isaga oo caruur uu adeer u ahaa , oo jaamacada Camuud xiligaa dhiganayay soo doontay, Shuhadadiin sidaa lagu laayay, waxa ay ahayd taariikh ayna iloobi doonin reer Awdal, oo ay u hayaan ninkan odayga ah ee jagada banaynaya, waxa ayna ku noqotay shaanbad aan waligii inta uu nool yahay aan ka go'ayn.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby The_Emperior5 » Thu Aug 26, 2010 11:22 am

Source?

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby Siciid85 » Thu Aug 26, 2010 11:36 am

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby The_Emperior5 » Thu Aug 26, 2010 11:48 am

thank you siciid warka waan qaatay :up:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby LiQaaye_TDH » Thu Aug 26, 2010 11:48 am

His Gedabuursi :)

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby GENERAL_SNM » Thu Aug 26, 2010 11:50 am

He will satisfy his craving for Sacad Musse blood now. :D

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby The_Emperior5 » Thu Aug 26, 2010 11:51 am

His Gedabuursi :)

Waan gartay thats good qoloada gadabuurku wakuwii jaggo u ooyey taliyaha booliska dalka hada laga dhigay ha iska qancaan intaas

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby djibsomali » Thu Aug 26, 2010 11:52 am

He will satisfy his craving for Sacad Musse blood now. :D

soo kaaloo baroo dadkaa hortaa stupid yahoo!!!

Sacaad musse aka bucur bacayr are against reer nuur and i don't think the guy is a reer nuur

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby djibsomali » Thu Aug 26, 2010 11:52 am

His Gedabuursi :)

Waan gartay thats good qoloada gadabuurku wakuwii jaggo u ooyey taliyaha booliska dalka hada laga dhigay ha iska qancaan intaas
futada ayaa laaguu gancii

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby LiQaaye_TDH » Thu Aug 26, 2010 11:53 am

His Gedabuursi :)

Waan gartay thats good qoloada gadabuurku wakuwii jaggo u ooyey taliyaha booliska dalka hada laga dhigay ha iska qancaan intaas
Kaalay What did the Sacad Muse get?

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby The_Emperior5 » Thu Aug 26, 2010 11:55 am

I dunnow yet i was checking the list i saw a few familiar names , war anaga xita hada waxna la na siinayo we are happy :D

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby LiQaaye_TDH » Thu Aug 26, 2010 12:00 pm

I dunnow yet i was checking the list i saw a few familiar names , war anaga xita hada waxna la na siinayo we are happy :D
Happy waxaad ku tahin 6 Wasiire, maxa Hadhay? :lol: it would have been diffrent story if you lot got 2 ministers!

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Taliyaha Booliska Cusub Kornayl Cilmi Kabaal

Postby The_Emperior5 » Thu Aug 26, 2010 12:05 pm

I dunnow yet i was checking the list i saw a few familiar names , war anaga xita hada waxna la na siinayo we are happy :D
Happy waxaad ku tahin 6 Wasiire, maxa Hadhay? :lol: it would have been diffrent story if you lot got 2 ministers!
Habarawal 5 wasiir one kuxigeen wasiir The Commander of somalilands Army The deputy speaker of the parliament the Governer of hargeysa. Gudoomiyaha kastanka wajaale. The chairman of the Kulmiye party The governer of Gabiley province.
The governer of saaxil and also a few agaasimayaal , Beesha suberiyada are happy :D

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests