Barnaamij gaara oo ku Saabsan Furitaanka Jid Caalamiya oo Magaciisu Yahay 27 May oo Lagu Furay Magaalada Burco + Sawiiro
Burco(OWN)- Waxaan jecelahay inaan idiin soo gudbino Barnaamij gaara oon idiin ka soo diyaarinay Xafladii loo qabtay Furitaanka Jid Laami ah oo ay Dowladda Hoose ee Degmeda Burco ka hir gelisay Magaalada Burco, xafladaas oo lagu qabtay badhtamaha Jidka Caalamiga ah oo Magaciisu Yahay 27ka may, waxaana ka soo qayb galay Maayarka Degmadda Burco , badhasaabka, Madax-dhaqameedyo iyo dadweyne aad u tiro badan.
Barnaamijkan waxa inoo soo diyaariyey wariyaha Oodweynenews ee Magaalada Burco Maxamed Cawed Maxamed ee dhegaysi wanaagsan:–
http://oodweynenews.com/news/8476-barna ... awiro.html




