Horta jagadan ma dhakhtar baa u qoray qoladan ? Tan iyo 1995 bay iska haystaan meesha , iyaga oo aha faqashti ugu waynayd e ciidanka nabad sugidii afweyne . Cadho baan ka qaada kuwan walle iyo bille .Hadaanaynu faaqin nacala aabhood ku yaal , Ethiopia ayay maanta qaxooti ka noqan lahayeen . Shiid fowqal shiidh , ka dambe e sheeko gadabursi la yimaad walle isagaan ku bilaabaya
