Sheekadan Mr Siilaanyo waxay i soo xauusisay sheekadii Qayb Libaax
Lbaax vs Dawaco (Dacawo)
Beribaa habar dugaaag shiray si ay hilbo u qaybsadaan. Habar Dugaag waxay doorteen Dawaco oo ay bidayeen inay Libaaxa oo laga wada baqo ay qiyaamayn doonto. Waxay ay dawacaddii hilbihii marba qaar siiso Libaaxii ayay markii danbe tidhi " Isku wada darso" oo libaaxii bay wada siisay hilbihii.
Libaaxii wuxuu yidhi
WUXUU YIDHI DAYOOY YAA .....dayo=fox
DAACADNIMADA KUU DHIGAY
Habar dugaaggii kale oo cadhaysan baa dawacadii weydiiyey sababta ay hilbaha Libaaxa u wada siisay ee u qadisay.
Dawacadii waxay tidhi
ISHA CALI NINKII DEYEY
DIGNIIN WAWGU FILAN TAHAY
Hadal iyo dhammaan laba arrimood midkood buu SIilaanyo ugu miisay Habar Awal
1. Waa mide waxay dul dhigeen awood, ciidankiina way haystaan sidaa darteed buu u baqay oo u yidhi ISKU WADA DARSADA. Haddii tani run tahay Habar Jeclooy waa inaynu Hargeysa qabsannaa sidii Habar Gidir Xamar u xoogtay
2. Tan kalee dhici kartaa waxay tahay. Odayadu markay gaboobaan ee islaamuhuna ka gaboobaan reemis baa waala. Marka waxa suura gal ah in nimanka Habar Awal gabadh yar oo bucbuc ah sida yaasmiin ay hoosta uga meheriyeen odaygan heedadowga ah.



