Moderator: Moderators



good news.Ethiopia waa cadowga 1:aad e somaliland iyo somali oo dhan.Wax faaido ah oo Ethiopia ku qabnaa ma jirto markaa waa ina ninka qunsuliyada Hargeysa u fadhiya la eryo oo xuduudana laga xidho hadday siyaasada somaliland soo farageliyaan. Somaliland ina la ictiraafo way kasoo horjeedaan oo iyaga daraadood ayaa loo ictiraafi la`yahay.Anigu waxaan odhan lahaa qoladaa xidhiidhka haloo gooyo oo Jabuuti iyo Eritrea aynu xidhiidh fiican aynu la yeelano.

good news.Ethiopia waa cadowga 1:aad e somaliland iyo somali oo dhan.Wax faaido ah oo Ethiopia ku qabnaa ma jirto markaa waa ina ninka qunsuliyada Hargeysa u fadhiya la eryo oo xuduudana laga xidho hadday siyaasada somaliland soo farageliyaan. Somaliland ina la ictiraafo way kasoo horjeedaan oo iyaga daraadood ayaa loo ictiraafi la`yahay.Anigu waxaan odhan lahaa qoladaa xidhiidhka haloo gooyo oo Jabuuti iyo Eritrea aynu xidhiidh fiican aynu la yeelano.


Dadka qaar baa ku dooda Ethiopia berigii halganka ayay ina caawin jirtay. Waa run oo xoogaa way ina caawiyeen laakiin jabhad walba oo dawladii somalia la dagaalamaysay ayay caawin jireen oo waxay rabeen inay dawladii somalia ka takhalusaane jacayl ay ina jecelyihiin ma ahayn.Ilaa hadda ayay somali oo dhan hubeeyaan, somaliland, puntland, dawlada somalia, Ahlusunna waljameeca iyo warlordska kale oo dhan iyagaa hubka siiya oo inay isku madhaan ayay rabaan. somali ma kala jecla.

Asad,Somaliland wa qaran madax banaan ee maha Kililka shanaad ee itobiya.

[
kaliil wa runta somaliland markastaba wa inay interestkooda eegaan ethiopia wax inoga yimada ma jirto oo aan qaad ahayn qaadka na inaga beeran karna Ethiopia ma jecla dawladnimadeena sabbab somaliland hada la aqoonsado , somaliland quwad weyn bey yeelanaysa iyada marka Ethiopia u hanjabaysa tasu ka baqaya, iyo dee beelaha assal ahaan ka soo jeeda somaliland eeh degen ethiopia oo ay ka baqayaan in lugu so hubeyo. Ethiopia gaajadooda ha inagala joogan dhulkooda we dont need them new port manager new wasiir maaliyad and a new sherif in town sxb somaliland ha noolato
He came in with votes so i dont think he'll be ousted anytime soon. Somaliland isn't the lawless south.Asad,Somaliland wa qaran madax banaan ee maha Kililka shanaad ee itobiya.
the fact of the matter is without Ethiopia's support the so called Somaliland will not able to surviveLanders should unite to get rid of this 80 year old man before he ruins our especial relationship with Ethiopia


waa runtaa. Hadday qas bilaabaan iyagaa ku khasaaraya.Haddii loo hanjabo oo la yidhaahdo mucaaradkiina ayaanu soo dhowaynaynaa ayay isku xaarayaan.Tobanaan jabhadood oo hubaysan ayaa Ethiopia ka dagaalama oo haddaynu xuduuda u furno oo xagan Ethiopia kaga duula nidhaahdo bil gudaheed ayay Ethiopia ku burburaysaa.inagu iyaga waxba uma dhoofino,iyagana qaadkaa oo dhulkeena ku beeran karno ayuun baa inagasoo gala.Kalil inadeer sax wa sida Ethiopia wa inay ogaato anagu arimaha Ethiopia ma so fara galineyno tayada ha so fara galin its simple as that iyada Somaliland u bahan they need a port we don’t need a port haday Somaliland is leeyihin jabhado ku kicii dee xidiidhka oo dhan ba laga goosan ya ka futto xun xabashida markaas. Onlft beynu xita ku soo hubeyn ya wax ku wayaya iyaga wax ku wayaya., qollada buhoodle fadhida war iyago ethiopianka waxba ku so kordhin kari mayaan xita haday is yidhahan buhoodle banu rabna bay ku odhan melez , melez na wu yaabay buhoodle maxay ahayd lol.

Itoopiya waxay rabtaa In lasoo hoos fadhiisto, oo Iyada Dependent lagu ahaado.Somalina sankay ka haysataa oo midba midka kalay hubka hoosta ooga dhiibaysaa.Waxay hata saan u arko ka xuntahay Silanyo raguu dowlada xilalka ka siiyay iyo walima rag kaloo ku xidhan ururka Siilaanyo, mida labaad waa Siilanyo oo diiday in dagaalada Sool,Sanaag iyo Cayn sidii Riyaale u wado iyo Puntland uu iyadana wadahal la furtay amaba uu xidhiidhkii hore wax ka badalay.
Anigu sidaan maqlay Itoopiya markii ay UDUB sii baxaysay guryaha Dowlada xitaa gaday tidhi kuwii oo meeshii oo gaba gaba ah buu Siilanyo oogu tagay...kolay waa arin aan maqlay.
Siilanyo ha u daneeyo dowladiisa iyo dadkuu matalo.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests