Moderator: Moderators


good news.Ethiopia waa cadowga 1:aad e somaliland iyo somali oo dhan.Wax faaido ah oo Ethiopia ku qabnaa ma jirto markaa waa ina ninka qunsuliyada Hargeysa u fadhiya la eryo oo xuduudana laga xidho hadday siyaasada somaliland soo farageliyaan. Somaliland ina la ictiraafo way kasoo horjeedaan oo iyaga daraadood ayaa loo ictiraafi la`yahay.Anigu waxaan odhan lahaa qoladaa xidhiidhka haloo gooyo oo Jabuuti iyo Eritrea aynu xidhiidh fiican aynu la yeelano.

horumarkeenay ka xunyihiin oo waa jealous.Waxaan maqlay raggay diidanyihiin inay yihiin Dr.Gaboose iyo Maxamed Xaashi Cilmi.Haddii rag daacada oo karti leh xil loo dhiibo sidaasay uga xanaaqayaan. Waxay rabaan ina meesha marwalba la isugu keeno calooshood u shaqaysteyaasha iyo danaystayaasha aan cidna u tudhayn.Iyagu doorashadoodii way ku ceeboobeen oo intay mucaaridkii wada xidhxidheen ayay ku shubteen oo 99.9% isa siiyeenI know how the woyane thinks cardki argagixisadu wu gubtay every one saw Somaliland elections and the government of Somaliland made it clear that it will fight piracy will work on the security of the horn, and that it will fight international terrorism, Haday is yidhahaan buun buuniya TFG it still cant change the reality on the ground because the Tfg Is weak Not 30.000 Ethiopians could save the Tfg. Ethiopia either way is doomed As you said it Amxaarada ku kacsan oromadi , and last but not least ONLF ti ba gidaar kasta ka tagaan uu oo baryaya please ila heshiya


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests