AMISON has been cornered like a rat

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

AMISON has been cornered like a rat

Post by Rightwing »

Is this mean the next president of somalia could be jihadis from aljeeria?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by Siciid85 »

:lol: I heard al shabab cut off the main road maka al mukarama.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by kaliil »

walee Alshabaab waa cajiib, ilaa hadda cid iska celisa waa la la`yahay. Markii hore 30 000 itoobiyaan ah ayay dubteen haddana 10 000 Amisom ah iyo dawladii sheekh dalxiis +Ahlusunna waljameeca ayay madaxdooyadii ugu yimaadeen :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by Siciid85 »

kaliil wrote:walee Alshabaab waa cajiib, ilaa hadda cid iska celisa waa la la`yahay. Markii hore 30 000 itoobiyaan ah ayay dubteen haddana 10 000 Amisom ah iyo dawladii sheekh dalxiis +Ahlusunna waljameeca ayay madaxdooyadii ugu yimaadeen :lol:

kalil, sxb laakinse al shabab shacabka bii ku hoos duuntan they can't face AMISOM face to face. :down:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by kaliil »

maya siciid, Alshabaab shacabka kuma dhuuntaan laakiin Amisom ayaa taas marmarsiiyo dhigatay. Amisom marka askar badan laga laayo ayay xaafadaha shacabku degenyihiin duqeyaan oo yidhaahdaan alshabaab baa ku dhex dhuumanaysay.Alshabaab siday maalinba meel u qabsanayeen ayay hadda madaxtooyada hor fadhiyaan.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by Siciid85 »

kaliil wrote:maya siciid, Alshabaab shacabka kuma dhuuntaan laakiin Amisom ayaa taas marmarsiiyo dhigatay. Amisom marka askar badan laga laayo ayay xaafadaha shacabku degenyihiin duqeyaan oo yidhaahdaan alshabaab baa ku dhex dhuumanaysay.Alshabaab siday maalinba meel u qabsanayeen ayay hadda madaxtooyada hor fadhiyaan.

tasna wa ruun.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by Rightwing »

Dhawaan waxaad arki doontaan dhismaha dawlada Somalia, oo sidan oo kale u dhisan
1. Nawzad Orgun Wasiirka Caafimaadka. {Pakistan}.
2. Shir Khan Wasiirka Diinta & Awqaafta. {Afqanistan}
3. Aqchah Andhkvoy Wasiirka Maaliyadda. {chechnya}.

Waxaad kaloo arki doortaan DIRTII WAQOOYI oo bahdilan oo baryootamaysa oo leh(ha nala saamaxo) :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by SahanGalbeed »

The nature of urban warfare baa iska caynkaas ah .Waa kuwii maalin dhaweed intey soo xidheen tuuteyaashi cidamada TFG -ga hotel ku dhex laayay dad dawlada ka tirsan . Sideed ku kala garanaysa kii al shabaab aha iyo kii kale ? Siiba haddu shicibku hab qabileed ku taageerayo .Dagaalku marku insurgency noqdo , shicibka oo iska soo tufa waxan mujaahidka isku sheega mooye ,fursada kale e ku furani waa magaaladood sinto . Ey ey dhashay weeye al kalaabtu waxba yaan xarfad lagu sheegin ! Somalinimo na weligey ugu hiliin maayo ,waayo bakistan iyo ajnabai walba ku jira ,o kuwaasey inaga doorteen e yaan la ilaawin!!
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by SahanGalbeed »

They are not going anywhere ,mark my words . Offensive ...counter offensive ..win 2 blocks today ...lose a couple of blocks the next day ...wuxuba waa inta .Xoog ay ku wada qabsadan magaalada ma laha , xoog laga ga saaro na ma jiro .It all comes down to endurance and determination . How commited will the TFG forces be , we all know these motherfuckers have given up on this life :lol:....I mean that's how braiwashed are the footsoldiers , I really doubt Godane , the elay or the rest of them al kalab "commanders" are in the same state of mind
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by Sakhraan »

adeer maxaa iga gidhisha Gudhuu affairs.

war ha is wasaan till yawm al qiyamaha haday doonaan.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by kaliil »

Sakhraan wrote:adeer maxaa iga gidhisha Gudhuu affairs.

war ha is wasaan till yawm al qiyamaha haday doonaan.
haddaanay waxba kaa gelin maxaad topic:ka u akhrisanaysaa oo weliba comment ugu qoraysaa.
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by Sakhraan »

adeer this is somaliland section sow maaha.

so we don't wanlaweyn affairs in this section.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by kaliil »

ok.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by Rightwing »

Sakhraan wrote:adeer maxaa iga gidhisha Gudhuu affairs.

war ha is wasaan till yawm al qiyamaha haday doonaan.



Abtigaa ina Godane haduu xamar ku guulaysto, ma waxay kula tahay inuu halkaa ku ekaanayo?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: AMISON has been cornered like a rat

Post by kaliil »

Rightwing wrote:[




Abtigaa ina Godane haduu xamar ku guulaysto, ma waxay kula tahay inuu halkaa ku ekaanayo?
Alshabaab Xamar kuma guulaysanayaan oo adduunka oo dhan baa la dagaalamaya. Uganda 10 000 askari kale ayay soo diraysaa, wadama kale African union iyana way soo dirayaan qaar kale. USA iyana kharashka iyo hubka ayay bixinayaa, Alshabaab Xamar xoog way ku qabsan karaan laakiin inay sii haystaan oo meesha maamulaan looma ogola.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”