Moderator: Moderators



LiqaayeTDh,Ruunloow..... Horta Suaal ayaan uu Baahanahay Cid iiga Jawaabta, Koow Dheh adigaana ugu Macquulsan Ragga Beesha ee Maanta Ku Jira Golahan, waxa ku soo raaca ee (Gurey, Ceelafweyn)
Beeshi Muse Abokor Doorashada Dambe maxey Damacsanatahay? Ina Dhoolayare ma ku Tageeraysan UDUB? Mise Nin Kale ayaad soo Sharaxeysan?
Hadda Xisbiga KULMIYE Waxa isko Hubsaday Sacad Muse
Xisbiga UDUB'na Waxa Iska Soo Sharaxaya --Cawil, INa Dhoolayare, Ina Maygaag, Warancadde so far
Xisbiga UCID'na waxa hadda iska soo sharaxaya --Ina Waqaf, Cirro so far
Markaas Reerki Ma Waxu Damacsanayahy ino Reer Kale Tageero oo Qaybtiisa Libaax ka Helo, Mise ino Isna isa soo Sharaxo?

War Ninyow Waad Khaldantahin!!!LiqaayeTDh,Ruunloow..... Horta Suaal ayaan uu Baahanahay Cid iiga Jawaabta, Koow Dheh adigaana ugu Macquulsan Ragga Beesha ee Maanta Ku Jira Golahan, waxa ku soo raaca ee (Gurey, Ceelafweyn)
Beeshi Muse Abokor Doorashada Dambe maxey Damacsanatahay? Ina Dhoolayare ma ku Tageeraysan UDUB? Mise Nin Kale ayaad soo Sharaxeysan?
Hadda Xisbiga KULMIYE Waxa isko Hubsaday Sacad Muse
Xisbiga UDUB'na Waxa Iska Soo Sharaxaya --Cawil, INa Dhoolayare, Ina Maygaag, Warancadde so far
Xisbiga UCID'na waxa hadda iska soo sharaxaya --Ina Waqaf, Cirro so far
Markaas Reerki Ma Waxu Damacsanayahy ino Reer Kale Tageero oo Qaybtiisa Libaax ka Helo, Mise ino Isna isa soo Sharaxo?
Waa suaalo fiican.
Annagu xukun ku-diin ma nihin horta. Siilaanyo qabiil & qabyaalad aannu ka badheedhnay baanu ugu codaynay hiilkuna HJ waa u xeer.
Ina Dhoolayare xitaa jilibkiisu u codayn maayaan wax CHANCE ahna ma leh.
Beeshu is sharrixi mayso Next Election codkayaguna ma badan doono waayo Motivation baan jirin sidii hadda.
Muuse Abokor ma aha qabiil meel taagan oo midaysan. Weligay ma maqal RY & Barre Adaxman (Cali Bare & Biciide) ayaa meel hebla ku shiray ama dan ay leeyihiin ka midoobay.


Liqaaye,
Koley rag waa isku maqan yihiin. Anigu waxaan hubaa in guux farabadan iyo dhaqdhaqaaq siyaasi ay beeshu ku jirto haba u badnaadan Beesha Biciide oo dawlad ku nool ah ilaa berigii XAMAR.....Abaarti daba dheer baa bartey in maamulka aan laga fogaan.
Si kastaba ha ahaatee waxaanu ku gubaajineynaa in axmed silaanyo siduu horeba ugu balan qaadey uu furo axsaabta.
Xaga aragteyda UDUB anigu waxaan qabaa in hadii Dhoolayare ama Cawil ama cidkale oo hore masab uga soo qabtey ay fuulaan , uma maleynayo in ay cod helayaan , laakinse udub waxay leedahay aayo hadii new politician la helo.......taasina waa gacan uur ku jirta hada.
Besha laba option baa horyaaal..........
Option1: In mar labaad sacad muse alliance lala sameysto oo iyaga loo ogolaado iney markooda xukumaan oo hadhow muse abokor lagu soo celiyo hogaanka xisbiga.
Option 2: In allaince kan awal iyo habar jeclo dhexda lagu dhifto oo muse abokor iyo HY ay allaince sameeyaan sidii siyaasadan dhanka raran ee sacad muse la xadido oo nimanka kalee tolka HY wax laga dhadhansiiyo.
Si kastaba ha ahaatee waxaan leeyahay nimankaa reer yonis kursigu waa qaaali ee barbarkey ka baxdaa waa kaleyle qaleen.
regards,
Ceelka

Runlow,
Abti bal dib u yara jaleec waxaan idhi. Waxaan ka hadlayaa waa future oo ku saleysan laba wado oo inoo banaan!
In recent past we sat back let Mohamed do the work whilst we do the shagging in hargeisa!!
But this was excatly the opposite as it was during 1960s when Musa abokor was the political leaders with Micheal, ahmed keyse,dhoolyare etc and mohamed abokor watched.
They had thier chance and thanks to habarjeclo coalition today silanyo sit on the highest seat in somaliland.
But we believe that habar jeclo will always somehow stick together even if we do not get nuux's vote, we can count on others with thier gut determination can equally be effective, but i say let us not loose hope.
regards
Ceelka


Guryasame,Runloow iyo liqaaye aka beesha futaxun lol:
Garanmayno muuse iyo maxamed iyo waxan aad kal guraysaan ee laakiin suaal baan qaba horta nuux maxamed iyo sacad muuse keeba badan?

Waxa La yidhi Silly Question has no answerRunloow iyo liqaaye aka beesha futaxun lol:
Garanmayno muuse iyo maxamed iyo waxan aad kal guraysaan ee laakiin suaal baan qaba horta nuux maxamed iyo sacad muuse keeba badan?

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 1 guest