Page 1 of 1

Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 7:43 am
by LiQaaye_TDH
Image

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:07 am
by Mr_Alfaas
meshasi waliba wa meshi dooxa hargeysa ayaan filayaa marka lama odhan karo waa wado xumo...ee waa doox...

wadoo iyo doox kala saar sxb :lol:

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:14 am
by LiQaaye_TDH
Even if its dooxa Hargeisa, there is no bridge they can travel over.... laaakin uujedaydo waxey ahayd Waalida sida loo wado Baaburta daawo ay iso wada barbar ordayaan :lol:

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:22 am
by kaliil
waxaasoo baabuur ahi maxay isla barbar yaacayaan? may isdaba galaan oo line galaan ileen meel ay kala maraanba malaha e

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:23 am
by LiQaaye_TDH
waxaasoo baabuur ahi maxay isla barbar yaacayaan? may isdaba galaan oo line galaan ileen meel ay kala maraanba malaha e
waa waalida reer Somaliland waxaad mooda cross country :lol: :lol: :lol:

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:24 am
by kaliil
waxaasoo baabuur ahi maxay isla barbar yaacayaan? may isdaba galaan oo line galaan ileen meel ay kala maraanba malaha e
waa waalida reer Somaliland waxaad mooda cross country :lol: :lol: :lol:
haa walle, waaban yaabay :lol:

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:26 am
by Mr_Alfaas
Even if its dooxa Hargeisa, there is no bridge they can travel over.... laaakin uujedaydo waxey ahayd Waalida sida loo wado Baaburta daawo ay iso wada barbar ordayaan :lol:
sxb adiguna bridge bad ka fikiraysa wadooyinki ayaa dadku sameysan kari la yahay waxad wada nagti tidhi de haday roodhi wayeen maxay CAKE u cuni wayen :lol:

hala yaabin wa xukuumada silanyo o is dhex qadayse :lol:

baabuurta half ayaa ah burcan ka imid

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 10:18 am
by ToughGong
Waa baabuurtii aaskii Ina Askar AUN ka qeyb galey
That place is where there is no bridge across the doox

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 4:47 pm
by Sakhraan
dee waxa laga sugayaa Ina Maxamed Maxamuud inuu dhiso.

hawlo badan baa sugaya odayga.

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 4:49 pm
by The_Emperior5
I hope the new government works hard on the infrastructure of caasimaada magaalada hargeisa

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 4:56 pm
by kaliil
wax yaabaha ugu muhiimsan ee loo baahanyahay inay dawladu wax ka qabato waxa weeye wadooyinka iyo nadaafada magaalooyinka.

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 4:58 pm
by The_Emperior5
wax yaabaha ugu muhiimsan ee loo baahanyahay inay dawladu wax ka qabato waxa weeye wadooyinka iyo nadaafada magaalooyinka.
Haa muhimadu wa taas wa inay infrastructure ka shaqeyaan magaalooyinka wa weyn iyo waxa weye inay magaalada berbera ama gobolka saaxil siday u camirneyd berigi hore ku so celiyaan labbada haday ka shaqeyaan 2 sanna eeh ugu horeye 3 sanne eeh danbe haka shaqeyaan shirkado la dhiso iyo waxlyaalaha nocaas laakin infrastrucutrku wa Muhim.

Re: Wado Xummada Hargeisa Daawo

Posted: Tue Aug 31, 2010 6:05 pm
by NewHargeisaGirl
Image

LOOOOOOOOOOOOOOL meeshanu waxay ka danbaysaa Xerodhiigta New Hargeisa marka lagu sii socdo qudhacdheer !!! Dooxa N.Hargeisa weeyan subxaaan 8-)