Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Siciid85 » Wed Sep 01, 2010 9:45 am

Dadweynaha Magaalada Burco oo Markii Ugu Horaysay Dhadhamiyay Dhibaatada ay Leedahay Dabdamis La’aantu
Burco(OWN)- waxaa maalintii shalay ahaa ku gubtay magaalada Burco qaar ka tirsan guryaha dadka danyarta ah ee xaafada October taas oo ay shufbeeleen in ka badan 66guri oo naaca cooshadaha oo ay deganaayeen dadka ka soo firxaday dagaalada iyo colaada aan kala go’a lahayn ee 20sano ee u danbeeyay ka tagnaa dalka somaliya.

dabkan shalay ka kacay xaafadahaasi ay ah mid guud ahaanba baa biiyay hoygii cooshadaha ah ee ay ku hoyanjireen dadkaasi danyarta ahi waxaanay dadkaasi waayeen cid u soo gurmata oo bakhtiisa guryahooda marka laga reebo dadka shacabka ah oo iayagu ciid iyo biyo u isticmaalayay inay la tacaalaan dabkaasi taas oo inta badan ay ku guulaysteedn bakhtiintiisa marfka laga reebo guryahaasi oo dhamaantoodba Shufbeelay.

Hadaba magaalada Burco oo ah magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa in tabadan waxa ka kaca dabka la soo darsa xaafadaha kaas oo inta badan ay sabab u yihiin shirakadaha korantada oo dabkoodu yahay had iyo goor mid dayacan iyo weliba dabaysha xagaaga oo ka qaybqaatada hurinta dabka.

Geesta Kale Magaalada Burco ayaa inta badan waxa ay dadkeedu ku cananjireen xukuuumadihii kala duwanaa ee dalaka soo maray inaanay xil iska saarin sidii ay dabdamis joogto ah magaalada ugu samaynlahaayeen balse arintaasi ayaa noqotay mid laga Bogsaday intii ay talada dalakahaysay Xukuumadii Dahiir Rayaale oo iasaga ka dib markii uu xidhmay madaarka Burco dabdamiskiisii ugu deeqay Bulshada Gobolka Togdheer inay kula tacaalaan afooyinka dabka ee la soo darsa taasina waxa ay naruuro amaa badbaado u noqtay tobanan guri oo Burco dab qabsaday oo Dabdamiskaasi bakhtiiyay.

Dabdamiskani oo ahaa ka keliya ee Burco leedahay ayaa waxaa dhawaan intii ay sii joogtay xukamdii hore Loo Qaybiyay Bulshada Goblkani Talefoonada ay kala soo xidhiidhikaraan hadii ay la soo daristo aafada dabku taasina waxa ay keentay in qofwalba oo Burco ku dhhaqani gaar ahaan inta isticmaasha talafoonada gacantu ay xafidaan lanbarkani dabdamiska taas oo meeshii dab ka kaca si degedega uu u soo gaadhijiray marka la waco.
Hadaba Maalintii Shalay ahayd Maxaa kala Qabsaday Darawalkii Gaadhigaasi +Talafoonkiisii Gacanta+Dawdweynihii Maagaalada Burco ee Ku Sugnaa Goobta Dabku ka Holcay

shalay markii uu dabkani kacay ayaa dadweynaha magalaada Burci intoodii ku suganayd goobta uu dabku kacay ay talafoonadooda gacanta ku garaaceen darawalkii dabdamiska wadijiray kuwaasi oo u sheegayay inuu si dhakhso ah u soo gaadho goobtani gubanaysay balse jawaabaha ay heleen ayaa ahaa “Dadweynaw Gaadhigii Berbera ayuu ku Suganyahay sidaas daraadeed kama qaybqaadankarno bakhtiinta dabkani ee idinku bakhtiiya” jawaabtaasi ayaa dadweyanaha magaalada Burco intii aan ogayn in dhawaan wasiirka Dulista Hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi u wareejiyay dabdamiskii Burco Madaarka Bebera kuweaasi oo ku tilmaamy ianay tahay mid ku haboonayn in gobol, gobol kale loo kala dhantaalo.

Nuux Maxamed Xirsi waa mid ka mid aha dadka dareenkooda ka dhiibtay arinta wareejinta Dabdamiskani waxaanu sheegay inay tahay wax laga xishoodu In Gobolka Togdheer oo ah meelaha ay xukuumadu codka badan ka heshay waqtigii doorashada oo ay u balanqaaday inay wax badan u qabanayso ay isla markiiba bilawday inay ka wareejiso waxyaabihii ay uga tageen xukuumadii ay intabadan Dhaliilijireen ee Daahir Rayaale Kaahin oo ay ku eedaynjireen inaany waxba u qaban gobolkani.

Maaha markii ugu horaysay ee dab noocani oo kale ahi uu ka kaco xaafadaha kala duwan ee magaalada Burco balse sanadgudihiisa ayaa la sheegaya in in ku dhaw 100 guri ay ku gubteen dab ka kacay xaafadaha kala duwan ee magaalada.

Ugu Danbayntii Dabakani shalay ka kacay magaalada Burco oo ahaa kii ugu horeeyay ee la kulma intii uu wasiirka Duulistu Dabdamiskii Magaalada U wareejiyay madaarka Berbera ayaa waxa uu noqday fariin ku socda xukuumada oo ka turjumaysa in ay tahay wax aad u layaab badan in magaalo madaxdii labaad ee dalka loo waayo gadiid yar oo dabdamis ah oo badbaadinkara hantida iyo hoyga dadka danyarta ah ee magaalada kuwaasi oo dawlada marwaba dhanka cashuuraha iyo nabadgalayadaba qayb weyn ka qaata.

Maxamed Cawad Maxamed
Oodweyne News/Burco Office

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby KingWaslawi » Wed Sep 01, 2010 9:58 am

Waa dadkii Xamar kasoo qaxay oo guryihii ka gubteen near xaafadda October.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby KingWaslawi » Wed Sep 01, 2010 10:00 am

Dadweynaha Magaalada Burco oo Markii Ugu Horaysay Dhadhamiyay Dhibaatada ay Leedahay Dabdamis La’aantu
Burco(OWN)- waxaa maalintii shalay ahaa ku gubtay magaalada Burco qaar ka tirsan guryaha dadka danyarta ah ee xaafada October taas oo ay shufbeeleen in ka badan 66guri oo naaca cooshadaha oo ay deganaayeen dadka ka soo firxaday dagaalada iyo colaada aan kala go’a lahayn ee 20sano ee u danbeeyay ka tagnaa dalka somaliya.
dabkan shalay ka kacay xaafadahaasi ay ah mid guud ahaanba baa biiyay hoygii cooshadaha ah ee ay ku hoyanjireen dadkaasi danyarta ahi waxaanay dadkaasi waayeen cid u soo gurmata oo bakhtiisa guryahooda marka laga reebo dadka shacabka ah oo iayagu ciid iyo biyo u isticmaalayay inay la tacaalaan dabkaasi taas oo inta badan ay ku guulaysteedn bakhtiintiisa marfka laga reebo guryahaasi oo dhamaantoodba Shufbeelay.

Hadaba magaalada Burco oo ah magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa in tabadan waxa ka kaca dabka la soo darsa xaafadaha kaas oo inta badan ay sabab u yihiin shirakadaha korantada oo dabkoodu yahay had iyo goor mid dayacan iyo weliba dabaysha xagaaga oo ka qaybqaatada hurinta dabka.

Geesta Kale Magaalada Burco ayaa inta badan waxa ay dadkeedu ku cananjireen xukuuumadihii kala duwanaa ee dalaka soo maray inaanay xil iska saarin sidii ay dabdamis joogto ah magaalada ugu samaynlahaayeen balse arintaasi ayaa noqotay mid laga Bogsaday intii ay talada dalakahaysay Xukuumadii Dahiir Rayaale oo iasaga ka dib markii uu xidhmay madaarka Burco dabdamiskiisii ugu deeqay Bulshada Gobolka Togdheer inay kula tacaalaan afooyinka dabka ee la soo darsa taasina waxa ay naruuro amaa badbaado u noqtay tobanan guri oo Burco dab qabsaday oo Dabdamiskaasi bakhtiiyay.

Dabdamiskani oo ahaa ka keliya ee Burco leedahay ayaa waxaa dhawaan intii ay sii joogtay xukamdii hore Loo Qaybiyay Bulshada Goblkani Talefoonada ay kala soo xidhiidhikaraan hadii ay la soo daristo aafada dabku taasina waxa ay keentay in qofwalba oo Burco ku dhhaqani gaar ahaan inta isticmaasha talafoonada gacantu ay xafidaan lanbarkani dabdamiska taas oo meeshii dab ka kaca si degedega uu u soo gaadhijiray marka la waco.
Hadaba Maalintii Shalay ahayd Maxaa kala Qabsaday Darawalkii Gaadhigaasi +Talafoonkiisii Gacanta+Dawdweynihii Maagaalada Burco ee Ku Sugnaa Goobta Dabku ka Holcay

shalay markii uu dabkani kacay ayaa dadweynaha magalaada Burci intoodii ku suganayd goobta uu dabku kacay ay talafoonadooda gacanta ku garaaceen darawalkii dabdamiska wadijiray kuwaasi oo u sheegayay inuu si dhakhso ah u soo gaadho goobtani gubanaysay balse jawaabaha ay heleen ayaa ahaa “Dadweynaw Gaadhigii Berbera ayuu ku Suganyahay sidaas daraadeed kama qaybqaadankarno bakhtiinta dabkani ee idinku bakhtiiya” jawaabtaasi ayaa dadweyanaha magaalada Burco intii aan ogayn in dhawaan wasiirka Dulista Hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi u wareejiyay dabdamiskii Burco Madaarka Bebera kuweaasi oo ku tilmaamy ianay tahay mid ku haboonayn in gobol, gobol kale loo kala dhantaalo.

Nuux Maxamed Xirsi waa mid ka mid aha dadka dareenkooda ka dhiibtay arinta wareejinta Dabdamiskani waxaanu sheegay inay tahay wax laga xishoodu In Gobolka Togdheer oo ah meelaha ay xukuumadu codka badan ka heshay waqtigii doorashada oo ay u balanqaaday inay wax badan u qabanayso ay isla markiiba bilawday inay ka wareejiso waxyaabihii ay uga tageen xukuumadii ay intabadan Dhaliilijireen ee Daahir Rayaale Kaahin oo ay ku eedaynjireen inaany waxba u qaban gobolkani.

Maaha markii ugu horaysay ee dab noocani oo kale ahi uu ka kaco xaafadaha kala duwan ee magaalada Burco balse sanadgudihiisa ayaa la sheegaya in in ku dhaw 100 guri ay ku gubteen dab ka kacay xaafadaha kala duwan ee magaalada.

Ugu Danbayntii Dabakani shalay ka kacay magaalada Burco oo ahaa kii ugu horeeyay ee la kulma intii uu wasiirka Duulistu Dabdamiskii Magaalada U wareejiyay madaarka Berbera ayaa waxa uu noqday fariin ku socda xukuumada oo ka turjumaysa in ay tahay wax aad u layaab badan in magaalo madaxdii labaad ee dalka loo waayo gadiid yar oo dabdamis ah oo badbaadinkara hantida iyo hoyga dadka danyarta ah ee magaalada kuwaasi oo dawlada marwaba dhanka cashuuraha iyo nabadgalayadaba qayb weyn ka qaata.

Maxamed Cawad Maxamed
Oodweyne News/Burco Office

Dadkan waa inay muqdisho ku noqdaan! Yaa u ogolaaday marka hore in magan galyo la siiyo,
Al-shabab oo miidhan bay hoosta ku wataan.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Siciid85 » Wed Sep 01, 2010 10:34 am

^^^ They are welcomed in anywhere of somaliland of their choice, xukumadi hore ba sii ficaan uu so dhawaysay.

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Keyse_0208 » Wed Sep 01, 2010 2:59 pm

Thats some tragic news, specially since they're fleeing refugees from Konfuuria. how are they gonna re-house all these refugees? dont tell me they gonna deport them like bintiland :lol: :lol:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby grandpakhalif » Wed Sep 01, 2010 3:01 pm

Maxa oo xafada oktober loo magacaabay? :lol:

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Keyse_0208 » Wed Sep 01, 2010 3:06 pm

there is also an area in Burco named Hodan same as that of mogadishu

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Siciid85 » Wed Sep 01, 2010 3:09 pm

Keyse_0208, it's called Hodan Qaylo funny name, while the one in xamar is just called Hodan district.

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Keyse_0208 » Wed Sep 01, 2010 3:09 pm

Hodan Qaylo
ma naag waalan oo hodan la yidhaahbaa meesha la qaylin jirtey :lol: :lol: what a strange name

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Sakhraan » Wed Sep 01, 2010 3:13 pm

there is also xaafad named Afgooye.

reer burco programka lama socdaan waa iney xaafadaha u bedalaan SNM mujahidiin like Hargeisa.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby LiQaaye_TDH » Wed Sep 01, 2010 3:13 pm

Hodan Qaylo
ma naag waalan oo hodan la yidhaahbaa meesha la qaylin jirtey :lol: :lol: what a strange name
maye The aRea is Called Hodan, but its Burco and wey qaylo badan tahay, waxaana loogu magac daray Hodan Qaylo!

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby LiQaaye_TDH » Wed Sep 01, 2010 3:15 pm

there is also xaafad named Afgooye.

reer burco programka lama socdaan waa iney xaafadaha u bedalaan SNM mujahidiin like Hargeisa.
War Naga Daa waxaas, Ive seen Hargeisa with their Xaafada Mujaahid Hebel :lol: :lol: :lol: WTF .... Halgan kiino ma dhaamado miya!!

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Keyse_0208 » Wed Sep 01, 2010 3:17 pm

there is also xaafad named Afgooye.

reer burco programka lama socdaan waa iney xaafadaha u bedalaan SNM mujahidiin like Hargeisa.
:up: :up:

liqaaye, there is also Abu-dubai, iyo Jarmalka, tell us some more areas in burco.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby The_Emperior5 » Wed Sep 01, 2010 3:19 pm

Hodan Qaylo
ma naag waalan oo hodan la yidhaahbaa meesha la qaylin jirtey :lol: :lol: what a strange name
Nin reer burco ba naag aad u qeylo badan ku qabbay meesha oo hodan la yidha Marka marku habeenki sariirta geyo bey qeylo ku dhuffata and reer burco would say wa ta hodan qeylinaysa xafada oo dhan ba ka seexan kari weyday :lol: markasa la yidhi hodan qaylo :lol:

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: 66 IDP Houses burn in Xafaada Octobor - Burco

Postby Sakhraan » Wed Sep 01, 2010 3:23 pm

lIqaaye

we are honoring that way the brave men who librated our beloved Somaliland.

we should name them after schools,roads,xaafado and so on........si aanay next generations u iilaabin Mujahiiinta.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests