Postby budnacab » Fri Sep 03, 2010 2:41 pm
cuntooyinka ku caanka ahaa carrada soomaalidu degto
Somaliland British protectorate
KIMIS and LAXOOX are the same (waxay somaliland kaga timi galbeedka iyo carro itoobiya waa canjeero version somaliland. waxay ku kala gedisan yihiin. laxoox waa marka ay daqiiq ka samaysan-tahay. Kimis waa marka hadhuudh/qamandi iyo midhokale laga sameeyo)
GAROW ( waa sooryo gobbeed iyo gasiinkii awtaadi iyo hawd soldier kii somaliland manafacsan jiray all alone from the big bang day)
ROODHI or KIDAAR are the same (kidaar waxaa la cuni jiray casrigii u dhaxeeyay 18 century ilaa mid 19 century infact imikaa dib loo bilaabay oo Hudheelka boodaale maqaaxi u dhaw ayaa laga cunaa. Roodhi waa af hindi, hindigii ingiriiska la socday ayaa wadanka keenay)
SABAAYAD or jabaati ( waa cunto hindi shaqaalihii hindida ee ingiirsika la socday ayaa keenay somaliland)
Somali(a)/Italian Somali colonization
MUUFO (waa cunto hidiyo dhaqan dadka baantuuda ahi ay leeyihiin waxaana somalia ay timi casrigii siciid barqash ka talin jiray somalia)
CANJEERO (waa laxoox/kimis ta reer somaliland ayaa ku introduce gareeyay kadiba israacii dhicisoobay. simply waxay kari waayen laxoox ama kimis markaa sidii iyaga u fududay ayey ula baxeen canjeero)
digir (waa cunto baantuu africa oodhan laga cuno, waxa soomaalida cuna dadka somali(a)/Italian Somali colonization dega )
Djibouti / Frank Somali colonization
almost as similar or the same as their Somaliland counterpart
budnacb says so........... ina sanweyne'na ugeeya