Cleaning the streets of Hargeisa
Moderator: Moderators




whats great work...waar majarafad yar oo uu qaaday wax weyn hanooga dhigine,ee waxa wax ka weyn baa hor yaala instead of cleaning ......Silanyoo oo caasimadisii xaadhaya great work![]()



Righwing ive got Breaking News For YOU!!!!
Check your PM

Cali BOORASH
Waxaa fiican in madaxweynaha dadka kale amaanaan. Amaanta madaxweynaha anaga noo daa. Waa laga fiicanyahay hadaad waxkasta la soo cararto adoo leh OH MY GOD SILAANYO WAA RAGEEDI and cetra. waxaan ka baqayaa inaad maalinta danbe tidhaahdid OH MY GOD MADAXWEYNIHIIBAA BADHIDA I XAFUUJAY

Waar ileen inaa waxa aragnay oo qashinkanaa ma waxay uu haystaan in Riyaale iyo Cawil lacaag ku sii xaseeyeen ( Qashinku= sland Bank) ilaa islaa mihii afurkaa samaysanaayaa laa soo kiciyeey.
u



ahahahah cali gaab aka liqaaye ama jaamac biime maalin waadigii lahaa Mujahid Maxamed Kaahin oo ah ninka ugu mudan maanta Somaliland, mar walba waajibka gudboon hor Illahay ugu hiiliya shacabka, mafiiq madaxtooyada ha u qaato, ma mafiiqdi baa Illahay gacanta siilanyo u galiyay...wataa karamada reer daahir oo waadiga gacantaada ku soo geliyay natiijadi hadalkii midgaanimo.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 20 guests