" Adeerkeey Ahmed Godane Abu Zubeyr ayaan garabkiisa soo istaagay ,isaga ayaan halkaan ugu imid,aniga waxaan ku dhashay Hargeysa,waxaana ka dagaalamayaa Mogadishu oo aanan waligeey arag,tani waa ilaaheey dartiis iyo daacadnimadeyda ku saleeysan sidii dalka looga xoreeyn lahaa cadawga alle" ayuu yiri Mustafe Khaliil.
http://waagacusub.org/news/08.09.10.1mustaf.htm