Moderator: Moderators





bal muu iska amuuso
Waaheen (Hageysa) – Wasiirkii hore ee xukuumaddii Dahir Riyale Kahin, Xuseen Cali Ducalle (Cawil) ayaa shalay waraysi uu siiyey Geeska Afrika ku tilmaamay warsaxaafadeed ay dhawaan qabteen 7 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Axmed Silanyo riwaayad. Wuxuu ku sifeeyey shirka jaraaiid masraxiyad isaga oo ku dacwoonaya inay ahayd inuu mid waliba waxqabadka wasaaradiisa ka warramo

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests