Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Aaskii Abwaan Muxumed Soofe - Xabalaha Naaso Hablood

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Aaskii Abwaan Muxumed Soofe - Xabalaha Naaso Hablood

Postby Siciid85 » Thu Sep 09, 2010 3:21 pm

Abwaan Muxumed Soofe [Kaneeco] Oo Maanta Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Magaalada Hargeysa + SAWIRO
Hargeysa (Oodweynenews)- Alle ha u naxariistee Abwaan Muxumed Soofe Xaaji Ismaaciil [Kaneeco] oo ahaa hogaankii wacyi-gelinta ee Booliska Somaliland, ayaa maant si heer Qaran ah loogu aasay xabaalaha Naasa-hablood ee magaalada Hargysa, ka dib markii uu xalay fiidkii ku geeriyooday isla Hargeysa.
Aaska Awbaanka ayaa waxa ka qayb-galay masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Golayaasha Qaranka Somaliland, hogaanka guud ee ciidanka Booliska JSL, Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi, masuuliyiin ka socotay xisbiyada UCID iyo UDUB, Abwaano, culimo aw diin, mujaahidiin iyo dadweyne aad u tiro badan.


Image

Alle ha u naxariistee qaar ka mid ah Masuuliyiinta iyo Abwaanadii ay soo wada barbaareen Abwaanka oo xabaasha dusheeda kala hadlay warbaahinta, ayaa marka hore waxa ay tacsi u direen guud ahaan qaranka Somaliland gaar ahaan Booliska, eheladii iyo qaarabadii uu ka geeriyooday Abwaan Kaneeco, iyada oo marxuumka ilaahay uga baryey inuu Jannadii fardawda ka waraabiyo.

Masuuliyiintii iyo Abwaanadii halkaa ka hadashay oo ay mid ahaayeen Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Cabdi, Awbaan Xasan Xaaji Cabdilaahi [Geney], Awbaan Maxamed Aadan Dacar, Taliyaha Ciidanka Police-ka Somaliland Cilmi Rooble Furre (Kabaal) iyo Mujaahidiin kale oo ay si weyn uga soo wada-qayb-qaateen halgankii cuslaa ee Jabahadii SNM dib ugu xoraysay Somaliland, iyaga oo dhamaantood isku raacay in Awaanku ahaa nin aad bulshaawi ahaa, hawl-kar ahaa, isla markaana waxa ay tibaaxeen inuu kaalin wax-ku-ool ah ku lahaa dagaaladii dib-u-xoraynta Jamhuuriyada Somaliland.

Image

Waxa aanu hadhaw idiin soo gudbin doonaa barnaamij ballaadhan oo ay ku duugan hadaladii kala duwanaa ee ay ka yidhaahdeen marxuum Abwana Kaneeno Masuuliyiintaas iyo Abwaanadaas ka qayb-galay aaskiisa.


Image


Image



Image

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests