Postby LiQaaye_TDH » Sat Sep 11, 2010 11:24 am
1-Axmed Cabdi Godane (Abu Zubeyr) Amiirka Al Shabaab.wuxuu u dhashay Isaaq gaar ahaan Arab
2- Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad Afakhani (Abu Zalma) ku-xigeenka 1 aad, iyo Maaliyadda.wuxuu u dhashay Isaaq gaar ahaan Sacad Muuse,reer Shirdoon.
3- Mukhtaar Rabow Cali (Abuu Mansuur) ku-xigeenka 2aad ee Maleeshiyaadka.wuxuu u dhashay Raxanweyn gaar ahaan Leesaan.
4- Fu’aad Maxamed Khalaf (Ina Shongole) Madaxa wacyi galinta.wuxuu u dhashay Daarood gaar ahaan Harti,Awrtable.
5-Mukhtaar Abuu Muslim Fatwada.wuxuu u dhashay Daarood gaar ahaan Ogaden.
6- Khalif Maxamud Warsame (Khaliif Cadale) NGO-yada.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Habargidir,Cayr.
7-Madey Mamad Karatay Qubuuro faagidda.Wuxuu u dhashay Tunni,
8- Cumar Maxamud Jimcaale(Matan) Horjooge Maleeshiyada ilaalada Godane.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Duduble.
9- Cali Max'ud Raage (Cali Dheere) Afhayeen.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Murusade.
10- Cabdullaahi Timo Jilic Farsamada qoryaha iyo iibka.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Murusade
11-Xasan Afgooye Adeegaha gaarka ah ee Godane.wuxuu u dhashay Dir gaar ahaan Biyomaal.
12- Cabdullaahi Nadir Turjumaanka Godane.wuxuu u dhashay Isaq Toljecle.
13- Xuseen Cali Fiidow (Xuseen Dayniile) Gobalada.wuxuu u dhashay Hawiye Murusade.
14- Xasan Dheere Madaxa hantida ay soo dhacaan.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Habargidir Ceyr.
15- Xasan Afrax U qaybsanaha xiriirka burcad badeeda.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Habargidir Saleebaan.
16- Maxamed Cumar Adeega ajaanibta iyo daryeelkooda.wuxuu u dhashay Daarood,Ogadeen.
17-Bashiir Qoorgaab Horjoogaha kooxda hoobiyaasha.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Habargidir Saleebaan.
18- Axmed Cosoble Horjoogaha xisbada(boliska) guud.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Xawaadle.
19- Mahad Karatay Tababarada.wuxuu ku hoowlgalaa madaxa Sheekh Burhaan wuxuu u dhashay Hawiye ,Habargidir Ceyr.
20- Axmed Fifle Qaybta Maaliyadda,wuxuu dhashay Hawiye gaar ahaan Habargidir Ceyr.
21- Xasan Turki Odayga raskanbonigi Shabab ku biiray.wuxuu u dhashay Daarood gaar ahaan Ogadeen.
22- Maxamed Dulyadeyn Isku xirka raas ganbooni iyo Shabaab.wuxuu u dhashay Daarood,gaar ahaan Ogaadeen.
23- Farxaan Maxamed Kaahiye Xafiiska guud ee gaashaandhigga.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Habargidir Saleebaan.
24- C/llaahi Xiirane Horjoogaha gobalka Sh/hoose.wuxuu u dhashay Dir gaar ahaan Biyomaal.
25- Daahir Gacaney Qaaliga guud ee Shabaab.wuxuu isticmaalaa magaca Cabdi Al Xaq,wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Duduble.
27- Cali Maxamed Xuseen Horjoogaha gobalka Banaadir.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Abgaal.
28- C/llaahi Xaaji( Daa’uud) Horjoogaha Amniyaadka(dilalka).wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Murusade.
29- Cumar Faaruuq Horjoogaha booliska gobalka Banaadir.wuxuu u dhashay Daarood gaar ahaan Majeerteen.
30- Maxamed Balli Barabagaanka(ninkii hawiye ku tilmaamay galo) wuxuu u dhashay Daarood gaar ahaan Majeerteen.
31- Aadan Coonbe Arimaha bulshada.ninkaan qabiilkiisa si fiican looma yaqaan.
32- Faarax Cali Xuseen Dacwada gobalka Shabeeladda dhexe.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Abgaal.
33- Yuusuf Kaba Kudukade Horjoogaha galgaduud.wuxuu u dhashay Hawiye,Abgaal,
34- Cabdi qani Kaba Jacel ku-xigeenka gobalka Shabeeladda hoose.wuxuu u dhashay Daarood gaar ahaan Ogaadeen.
35- Cabdi raxiim Cali Muudey Madaxa canshuuraha dhuxusha.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Gaaljecel.
36- Xasan Qoodax Horjoogaha Maleeshiyaadka Gedo.wuxuu u dhashay Daarood gaar ahaan Mareexaan.
37- Xuseen Daqare Horjoogaha gobalka Gedo.wuxuu u dhashay Daarood gaar ahaan Mareexaan.
38- Cali Ibrahim Geeseey (Cali Rooti) Aaska carruurta ku geriyooda dagaalada.wuxuu u dhashay Hawiye gaar ahaan Habargidir,Ceyr,wuxuu ku dhashay Muqdisho.
39- Abshir Cali Bukhaari Horjoogaha Shabeeladda dhexe.wuxuu u dhashay Daarood Ogaadeen.
40- Yuusuf Macalin Cabduqaadir Horjooge ku xigeen,qabiilkiisa ma helin.
41- Maxamud Maxamed Nuur ( MMNUUR) oo ah abaanduule ku xigeenka guud waxaa loo yaqaan Dhex jooga diinta,wuxuu ku dhashay Burco oo looga yaqaan FARUUR.wuxuu u dhashay Isaaq gaar ahaan Habarjeclo.
42- Cabdulqadir Sahal Isku dhuuq ,Afduubka hay’adaha iyo iibintooda.wuxuu u dhashay Dir,xilliga dowladii Carte wuxuu Xogheyn u ahaa Cabdi Raxmaan Ibbi