Moderator: Moderators

Cali Barre is not a subclan of Biciide laakin, i think waxey la Simanyahin Reer Yoonis , waan isla Barre Adaraxman...

Yoonis AdaraxmaanCali Barre is not a subclan of Biciide laakin, i think waxey la Simanyahin Reer Yoonis , waan isla Barre Adaraxman...
Haa ma Reer Yoonis bay la siman yihiin, gartay, Cali Barre

and Barre Adarxmaan
Biciide ma Xasuusto... Iyaga aya inoo sheegi.....

Where is Biciide deegan anyway? Western Sanaag miya?

I'm Cali Barre

In yar aan kuu saxee Runloow faataadhugloowMuusa Abokor waa saddex > Adaraxmaan, Uduruxmiin, Idarays
Adaraxmaan waa lix > Yoonis Adraxman (RY)& Barre Adaraxmaan waa isku Bah oo waxa dhashay islaan CIISE ah. Afarta kale waa kala bahbah waxaana la isku yidhaahdaa BAH MAJEELO:
Barre adaraxmaan waa saddex > Cali Barre, Yoonis Barre , Max'd Barre
Cali Barre waa saddex > Adaraxmaan Cali, Guuleed Cali iyo qolo iga maqan hadda
Yoonis Barre waa laba: Biciide Yoonis & Max'd Yoonis(I think)
Biciide waa 4 jilib: Faarax Biciide, Iidle Biciide, Waadhowr Biciide & Samatar Biciide.. Samatar & Waadhowr waxa la isku yidhaahdaa BASANBUUR
Faarax Biciide waa 11 jilib : Cali Faarax, Iidle Faarax (Rer Idle), Axmed Faarax, Cabdalla Faarax + 7 Oday oo la isku yidhaahdo BAHO
More Info:
<> Biciide waxa u badan Axmed Farax, Reer Iidle, Baho & Bahsanbuur waxa kale waa xoogaa.
<> Reer Yoonis Biciide wuxu u yahay awoow
<> Biciide deegaankiisu waa Sanaag. Waana largest clan in sanaag region.
......Reer Iidle waxay degaan Garadag iyo wixii koonfur & galbeed ka xiga illaa laga soo gaadho OOG oo ay Cali Barre ku cidhiidhyeen
...... Axmed Faarax wuxuu degaa Woqooyiga iyo dhulka beeyada leh sida Ceelalfweyn, dhuurcillaan, iyo xeebta dherersan Xiis illaa Conqor.
........ Basanbuur waxay degaan bariga iyo woqooyiga Ceelafweyn illaa laga gaadho Yufle
........... Baho waxay degaan Ceelafweyn iyo wixii Bari ka xiga oo ay ku jirto Ceelafweyn, Dararweyne, illaa bannaanka Xadeed & Xagrin
War lee maan wadaynaa

War lee maan wadaynaa, Baho ma degaan banaanka Xadeed iyo Xagrin laakiin hayaan waa ku tagaan sida waqtiga kaliisha iyo gu'ga haddii uu dhincaan Xadeed iyo Xagrin (Xudun) roobku ka da'o. Markaa sidaa ula soco oo dee ha iska sii dayn

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests