Postby Ceelafweyn » Mon Sep 13, 2010 9:58 am
Siciid,
Shiekh Bixi waa Shiekha magalada waa Udurhmiin.
Nin badhasaab ah oo dawladi soo magacawdey baad leedahay isagaa leh GOBOLKA? how ignorant are you?
Just recently Taliyaha Booliska Sanaag Abdi dheere -reer iidle has been transfered to SAAXIL does this mean Biciide owns saaxil?
Incidently Taliyaha Booliska Sanaag iminka waa nin Basanbuur-biciide ah hada, does it mean that basnaabur owns gobolka?
Badhisaabka gobolka SOOL was solowmadow does that mean sool is own by habarjeclo?
Markaa xil dawladi magacowdo kama turjunto in reerkaasi leeyahay GOBOLKA. ............teeda kale Abdi Hure waa reer cawl maah Gadhweyn......Intaanu noqon gobolka badhisaabkiisa wuxuu ahaaa badhisaabka GOBOLKA togdheer..........Does this mean that TOGDHEER was own by Muse ismaiL?
dadka ka fadhiista adeerayaal oo isla yaaba...........Qabiil baa madaxa idinka GALAY...............dadka sanaag wada dega ee Biciide, Udurhmin, Muse Arah, Gadhweyn iyo Warsangeli iyo Naaleye AHmed u daaya hawlahooda ha maamushaane.........oo idinku ka taliya GOBOLKAAd ka soo jeedaaan!
salama