Page 2 of 3

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Wed Sep 15, 2010 5:38 pm
by Runloow101
HMMMMMMMMMMMM. Cali Xasan.Descendant of legend KITI FIQI.... Aqoon korodhsi dheh :up:
Waayo miyaad ku haysataa. Caaqilkii Cali Maxamed ee Xasan Bidde ayaa dhalaye sideenu u ahayn reer Fiqi Yuusuf

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Wed Sep 15, 2010 5:41 pm
by Rightwing
HMMMMMMMMMMMM. Cali Xasan.Descendant of legend KITI FIQI.... Aqoon korodhsi dheh :up:
Waayo miyaad ku haysataa. Caaqilkii Cali Maxamed ee Xasan Bidde ayaa dhalaye sideenu u ahayn reer Fiqi Yuusuf

Maya, waxa confuse igu riday ducaaale kariye oo markasta odhan jiray Cali xassan adeer baan u ahay.

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Wed Sep 15, 2010 5:47 pm
by Runloow101
Haa Cali Kubad wa Laguu Gartay, Waxaan La Joogay Guddi HJ aah Berigi Silaanyo Doortay ee Ku Soo Dhoofayay Toronto, Markaas aya la ii sheegay ino Yahay Nin Ku Dhinta Habar Jeclaimada!

Ruunloow. Trust me the Habar Jeclo may uu kala Hadhin Halganki, I was Told by the Guy who was working in Sanaag, the HY UDUB wanted to take control of the Ballot Boxes and Talaabo was Leading couple of HY Thugs, But the Habar Jeclo Dhamaantod in Ceerigabo Sided with the Kulmiye HJ Leaders, and there was nearly a war there between the 2, The Biciide and Udurxmiin waxey keenen Xafiis Kasta 30 Dhalinyaro incase of anything :lol:

Saraar and Sool was a Diffrent matter you Guys had full control in that area! Solomadow also took a great part, after what they did last time, the 20k came from Their Districts in Buuhoodle :clap:

Habar Jeclo was perfectly organised, but i know Cali Kubad was the Main man Behind the 7 NEC :up:
Guusha waynu wada leenahay but this guy understood the whole thing and easily out manuevered Cawil and the UDUB machine. Guddoomiyaha Komishanku wuxu sameeyey trick ah inuu maalmo ka hor isku beddelay muraaqibiintii asxaabta ee gobollada siiba Eastern togdheer, sanaag iyo saraar. Caynaba waxa la keenay 50 Muraaqib oo HY ah oo Odwayne laga keenay halka Odwaynena la geeyey kuwii Caynaba..

HJ game baa loo degey markaasay Cali Kubad waceen - Raggii wacay baa ii sheegay aniga - markaasuu yidhi "HJ maalinta dagaalka suaalo isma weydiiso ee dil hadday idinku qaadanayso xitaa Do what you have to do". Tusaale, Caynaba muraaqibiintii 10 mooyee intii kale xoog baa lagu beddelay waayo sheeko kalay meesha yimaaddeen.

Electionku markuu dhacay ee sanaadiiqdii 390ka ahayd waxa loogu talo galay in subaxdii la soo qaado oo ay habeenkiiba baryaan. Sanaadiiqdii hargeisa oo dhan by Midnight Xarunta commision-ka ayuu keenay oo ciidan ku wareejiyey isagoo meelaha qaar ka eryay wasiirro iyo islaantii Huda oo kiish lacaga sidda. Waa sheeko buug dhan laga qori karo sxb ee wallee adeero wuu sigtay

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Wed Sep 15, 2010 5:49 pm
by Runloow101
HMMMMMMMMMMMM. Cali Xasan.Descendant of legend KITI FIQI.... Aqoon korodhsi dheh :up:
Waayo miyaad ku haysataa. Caaqilkii Cali Maxamed ee Xasan Bidde ayaa dhalaye sideenu u ahayn reer Fiqi Yuusuf

Maya, waxa confuse igu riday ducaaale kariye oo markasta odhan jiray Cali xassan adeer baan u ahay.
:lol: :lol: :lol: Waa runtaa. Laakiin waad ogtahay Ducaale Kariye kaan moodayo hadduu yahay waa nin Allamagan/Reer Siciid ah. Laakiin Cali Kubad waa Ina Xasan Bidde ileen Cali Maxamed waad kala taqaane ha is yeelyeelin :lol:

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Wed Sep 15, 2010 5:59 pm
by Rightwing
Runloow
Haa xoogaa Cali Maxamedka waan ka aqaana. Show Ali kubad waa ina Hassan Bidde. thanks. Ta kale Ducaale kariyaha aan ka hadlayaa waa ninkaa Alamagan ee Canada jooga.

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Wed Sep 15, 2010 6:43 pm
by Runloow101
General SNM.... Reer Yoonis iyago Qudhoodho Maha Kaftan :lol: They swing their Punches in every Corner of somaliland if anything breaks out, Saraar, Sanaag, Saaxil and even in Togdheer :lol:
Say what you like about them cousin but history is the judge and Reer Yonis might have the numerical advantage but its about quality. I did not belittle them in anyway I have a problem with Reer Dahir neding help from anyone. Walle you have always faced the full force of our enemies and lived to tell the tale everyone of our towns not long ago belonged to some other group who were removed. If you think that Reer Yonis and Reer Dahir are equal in the greater sckeem of things, give me what your smoking.
General_SNM,
I don't know how I missed this comment of yours but it definately calls for a response.
If you are a "great clan on another league" you would have, atleast, acknowledge the fact that I saved your fulay ass in more than one occasion. Your faan.com family invoke my name everytime going gets tough. Here are some of the proofs of your "tribal leaders" calling my name when they were bitch-slapped by Daanyeers and Duudda Habar Yoonis.

1. Seed Cawed, Ducaale Cilmi (Taagti Kibir) and the leaders of Cumar Daahir seek my help adeer. Seed Cawed who, at the time, was young warrior and a leader invaded Ciise Muuse. When Ciise Muuse men fled from Cumar Daahir as usual, a lady who was saddened by unfolding event lamented;

Raggayaga raggii qabaybaa
Laga roori Riiraash ........ Riiraash waa awrkii ay raraysay
Ma is qaawintaydaa
Loo Qoodha weynaa
Ciise Muuse fought back after hearing those words from the lady and slaughtered scores of Cumar Daahir men. Ducaale Cilmi was wounded and and arrow was lodged in his leg. Seed Cawed and rest of fleeing Cumar Faan.com came to Cismaan Yoonis territory, passing their brotheren - The Axmed Farax and Solamadow.

Raggii Door ka dhammaa
Geeli duubi kaxayste
Dadka yaannu xignaa
Ayaa duudda Jibriila
Kite-na mayga dan raacay.
Haddii taana la diido
Annaba waa dirirnaa
Dabrana waa celinaaye
Diiba diibaha hoosiyo
Naga daaya digniinta.

Reer yoonis (Cismaan Yoonis) karbaash-ed the Daanyeers and Kite said;

Nimankii Cad-caddaa
Ee Cumar Daahir ahaa
Cidladaad ku wadheen
Cidna waysu xignaa
Cafiyi maayo wallee

2. The old Kite was alife when HY killed Yoonis Ibrahim, the tribal leader of Cumar Daahir. Cumar Daahir came to RY for help as usual with their leaders calaacaling;

Xayow Yoonis Ibraahim
Waa maantay xayireen
Xiniinyii ka jareene
Xigaaloow nala kac.

Cismaan Yoonis attacked HY with a Guuto as described by Kite who was old at the time.

Colaaddaa la unkaayee
Isaxaaqi Galbeediyo
GUnbuur soo ololaayo
Ma ayagaa Ilma nuux
Uunkaleeto ka beermay

Guluf baad aragteene
Haddaanan GUUTO aloosan
Odayow taliyeen
Ku iftiimin salaadda
......

3) When HY killed Ina Fadal, Ina Qaloonnbi who is Bahmajeelo but speaking on our behalf wuxuu yidhi

Diintaan ku dhaartee hadday duuddayadu joogto
Qoluunbaa dalka u hadhi lahayd labada daamoode
Dudmada iska daa Habar Jecloy waynu daabiqiye

The army that fought in Dhoqoshay had some Reer Yoonis elements eventhough most of them were Cumar Daahir and Adam Madoobe.

4) When Cumar Daahir tried to exterminate Xasan Daahir, it was reer yoonis who intervened. Salaan Carrabey waa kii lahaa

Xasan Daahirkii lagu dhugtamay dhabannahays reebye
Ka dhag siiye Cumar Daahirkii dhaasiyee dilaye
Ku dhudhumiye Reer Xaamudkii Dhiigga fuuqsadaye
Dheeh iyo haddaa looga tegey dhuuxyadii Guban e

Odaygii Timacaddena waxa laga hayaa ""Gacantii nin lihi goynayaa waa gumudantaaye"". Cumar Daahir were mad when the Aw Muuse (Allamaggan) stopped them with show of force but today, your brothers thrived and are in the tens of thousands hiil iyo hooba kula garab taagan.

If you mention one favor that u did for Reer Yoonis or Muuse Abokor, I will crown you and concede.

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 6:25 am
by KyrieJama
Inta silanyo madaxweyne noqday ba la kala bartay jilibabyada HJ before yall were just HJ. :D

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 6:30 am
by Cumar-Labasuul
Far iyo meel bugtaa is og.
Siciid walaal aan kula tashado, this is somalinet you don't have to take it so seriously. Meesha waa laysku kaftamaa haduu qof yidhaahdo 'fuck HY' maaha inaad soo cararto ood difaacdo. Haddey doonaan they can say 'fuck Habar Awal' and I wouldn't care. :up: :lol: :lol:

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 8:48 am
by Phd in naago kudis
Far iyo meel bugtaa is og.
Siciid walaal aan kula tashado, this is somalinet you don't have to take it so seriously. Meesha waa laysku kaftamaa haduu qof yidhaahdo 'fuck HY' maaha inaad soo cararto ood difaacdo. Haddey doonaan they can say 'fuck Habar Awal' and I wouldn't care. :up: :lol: :lol:
markaas waxaa tahay bila dhig.......rate siciid for standing up for his tol :up:

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 9:33 am
by Cumar-Labasuul
Warya monkeyboy this is somalinet, if you get upset over little comments then good for you. :D

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 1:09 pm
by GENERAL_SNM
General SNM.... Reer Yoonis iyago Qudhoodho Maha Kaftan :lol: They swing their Punches in every Corner of somaliland if anything breaks out, Saraar, Sanaag, Saaxil and even in Togdheer :lol:
Say what you like about them cousin but history is the judge and Reer Yonis might have the numerical advantage but its about quality. I did not belittle them in anyway I have a problem with Reer Dahir neding help from anyone. Walle you have always faced the full force of our enemies and lived to tell the tale everyone of our towns not long ago belonged to some other group who were removed. If you think that Reer Yonis and Reer Dahir are equal in the greater sckeem of things, give me what your smoking.
General_SNM,
I don't know how I missed this comment of yours but it definately calls for a response.
If you are a "great clan on another league" you would have, atleast, acknowledge the fact that I saved your fulay ass in more than one occasion. Your faan.com family invoke my name everytime going gets tough. Here are some of the proofs of your "tribal leaders" calling my name when they were bitch-slapped by Daanyeers and Duudda Habar Yoonis.

1. Seed Cawed, Ducaale Cilmi (Taagti Kibir) and the leaders of Cumar Daahir seek my help adeer. Seed Cawed who, at the time, was young warrior and a leader invaded Ciise Muuse. When Ciise Muuse men fled from Cumar Daahir as usual, a lady who was saddened by unfolding event lamented;

Raggayaga raggii qabaybaa
Laga roori Riiraash ........ Riiraash waa awrkii ay raraysay
Ma is qaawintaydaa
Loo Qoodha weynaa
Ciise Muuse fought back after hearing those words from the lady and slaughtered scores of Cumar Daahir men. Ducaale Cilmi was wounded and and arrow was lodged in his leg. Seed Cawed and rest of fleeing Cumar Faan.com came to Cismaan Yoonis territory, passing their brotheren - The Axmed Farax and Solamadow.

Raggii Door ka dhammaa
Geeli duubi kaxayste
Dadka yaannu xignaa
Ayaa duudda Jibriila
Kite-na mayga dan raacay.
Haddii taana la diido
Annaba waa dirirnaa
Dabrana waa celinaaye
Diiba diibaha hoosiyo
Naga daaya digniinta.

Reer yoonis (Cismaan Yoonis) karbaash-ed the Daanyeers and Kite said;

Nimankii Cad-caddaa
Ee Cumar Daahir ahaa
Cidladaad ku wadheen
Cidna waysu xignaa
Cafiyi maayo wallee

2. The old Kite was alife when HY killed Yoonis Ibrahim, the tribal leader of Cumar Daahir. Cumar Daahir came to RY for help as usual with their leaders calaacaling;

Xayow Yoonis Ibraahim
Waa maantay xayireen
Xiniinyii ka jareene
Xigaaloow nala kac.

Cismaan Yoonis attacked HY with a Guuto as described by Kite who was old at the time.

Colaaddaa la unkaayee
Isaxaaqi Galbeediyo
GUnbuur soo ololaayo
Ma ayagaa Ilma nuux
Uunkaleeto ka beermay

Guluf baad aragteene
Haddaanan GUUTO aloosan
Odayow taliyeen
Ku iftiimin salaadda
......

3) When HY killed Ina Fadal, Ina Qaloonnbi who is Bahmajeelo but speaking on our behalf wuxuu yidhi

Diintaan ku dhaartee hadday duuddayadu joogto
Qoluunbaa dalka u hadhi lahayd labada daamoode
Dudmada iska daa Habar Jecloy waynu daabiqiye

The army that fought in Dhoqoshay had some Reer Yoonis elements eventhough most of them were Cumar Daahir and Adam Madoobe.

4) When Cumar Daahir tried to exterminate Xasan Daahir, it was reer yoonis who intervened. Salaan Carrabey waa kii lahaa

Xasan Daahirkii lagu dhugtamay dhabannahays reebye
Ka dhag siiye Cumar Daahirkii dhaasiyee dilaye
Ku dhudhumiye Reer Xaamudkii Dhiigga fuuqsadaye
Dheeh iyo haddaa looga tegey dhuuxyadii Guban e

Odaygii Timacaddena waxa laga hayaa ""Gacantii nin lihi goynayaa waa gumudantaaye"". Cumar Daahir were mad when the Aw Muuse (Allamaggan) stopped them with show of force but today, your brothers thrived and are in the tens of thousands hiil iyo hooba kula garab taagan.

If you mention one favor that u did for Reer Yoonis or Muuse Abokor, I will crown you and concede.
Inadeer you had to go 100 years to show the last time Reer Yonis picked a gun in anger. You guys are like gentle giants large numbers but with little ability when it comes to combat. We are on the other hand daring commandos who will go to Cisse Musse land and take their camels. Admittedly it doesn't always go to plan and this incident is pove of that and we are greatful for the legendary Kit Fiq who I'm assuming was the last great warrior Reer Yonis produced for coming to our aid. He takes the honour for that mission not Reer Yonis as they have not been able to carry out anything of equal weight in the100 years after his death. May he rest in peace the man has my respect and we his since he insured his grandsons are Reer Dahir. :mrgreen:
Let me show you a little update of whats happend since this particular incident which I think was just done to proxamity because Reer Dahir would have engulfed a bunch of Danyaars in a heart beat. But anyway here is our CV since that incident...
Destroyed the Darwish in Balidhiig..
Destroyed the Dhullos in Caynaba( you didn't think Yawle was calling you Maroodi, now did you cus? :mrgreen: )
Destroyed HY in Doqoshay
Destroyed the Faqash in Haye

Reer Yonis on the other hand were doing exactly what? Sun bathing in the scortching hot son of Sool/Sanaag. Inadeer we as HJ have psoitions, you cant be a striker if you have never scored a goal. Play your position cousin and if the team needs you as the above incident illustrates you will be called till then watch the men play.

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 2:42 pm

General,

You only addressed one out of the four incidents I mentioned but that is good enough for me indr. My point was - Before Daahir there was Reer Yoonis. We all have our moments though. Samane once ruled most of Isaaq and Daarood including Ogaden. Then there was the BahMajeelo who were giants of their time. Biciide once accounted 50% of HJ before they self destruct and kill one another. Yeesif and black Adams were strong tribes over 150yrs ago. Then Came Reer Yoonis followed by the Daahir and Axmed Farah. Within few decades, Reer Daahir will be a thing of the past and there will be new generation of HJ warriors from another clan. Then and only then will the Reer Daahir understand the RY frustration of someone uncermoniously taking over their role. Enjoy your hundred yrs for now but get ready sxb.

One token of advise for reer Daahir waxay tahay. The world doesn't revolve around Ballidhiig and Haye. If you defend yourself or destroy others and take their land that is a good thing that you did for the name of HJ but you guys should realize the Ballidhiig front is one of many HJ fronts. Stop the faan for heaven sake ilmaadeerayaal.

One last note. A Nuux Hunguri gabyaa who was dissing RY agrees with you in a way about RY not being tough enough after Kite;

Kite Fiqiba dabadii nabsigu idinma kaalmayne :lol:

To our defense, Kite was tough, however, many RY leaders came after him continuing what he started. Cismaan Yoonis lost several hundred warriors during the Mullah's 20 year war. We scored big victories that no other clan dared acheive but that came with a prize. After Mullah's defeat, we sort of disappeared but not completely.

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 3:13 pm
by GENERAL_SNM
War Inaader you missed my point which is that we have warriors coming of the conveyor belt. I mean I know how you feel. I find myself in your position quite often. As your aware the movers and shakers within Reer Dahir waa Reer Yusuf and I'm not so I have to play in your position often. A for your other question dee 100 years ago belongs in a musuem. What happened next is the question. Im going to show you the Reer Dahiir swagger...

Ina Gaballaax oo Reer Daahir ah ayaa Mire Gundhiddin oo Solamadow (HJ) ah u diray gabaygan uu ku lee yahay idinku malaha waad u tudhaysaane na suga intaannu saannadda u cabbaysanayno. Sida uu gabayga ku sheegay Ina Gaballaax, waxa Dayrtiiba dhacay dagaalkii Goldheero ee lagu wiiqay Reer Koombe.

Solamadow hadday Geed-Quwaax saari kari weydey
Saaqiya dusheedii haddii saaka lagu sheegay
Safarkii hadduu nooga yimi Saylac iyo xeebta
Siigada dushaasaa haddeer laga sifeeeyaaye
SanDhurwaalayaashii haddii soodhka lagu taagay
Sunta waxa la tuuryaynayaa sagalka dayreede
Iska suga Miroow idinku waa sahashanaysaane

Gobanimo

Maxamed Nuur Fadal (HJ)

Nin naftiisa biime u geshiyo bohol xun mooyaane
Bawdada nimay kaga dhacdiyo boqonta mooyaane
Gobannimo bilaash looma helo ban iska taaltaale
Markuu gaalku buugiis ku dhigay sida biddood qaata
Ee dhalashadiinnii bedela baarranku ahaaday
Ee talada sidii ceel bir-qoda bawda laga saaray
Ee ficilka baas iyo hawadu nala buraanleysey
Abidkood dagaal kama baqaan Baha Xabuusheede
Barna lama u hadhin reer tolkay baasihii dhacaye
Billaahi iyo wacadkiina waa buuxiyeen shalaye
Ka badbaadney oo Eebahay nama belaayeyne

In yar oo dhankaa bari degtiyo boqol nin mooyane
Allaylehe burgaa yeelateen baha Magaadloow'e
Ballankii Allaa nagu furteen waadna baqateene
Buruud jabae karin boodhleh baad nagu bannayseene
Boog baad ku noqoteen Isaaq beerka kaga talle
Markay baaxadsooraha gashaad naga boqoosheene
Badnaantiini iyo xoolihii biidna tari waaye
Markay berisamaadkiyo ahayd baanisaha tooxan
Booxaalligii baa na hodey budhadhki dheeraaye
Mar haddii dagaal loo ballamo belona qiiqayso
Inaydnaan wax nagu biirinayn waa hal noo baxaye

Rag waa baro (...........) beliyo khayrkeede
Wax bakhtiyey badduba waa tuftaa baaxaddaa lihiye
Ha ka baxo biyaha reer Isaaq badhax ku sheegyaa
Ha ka baxo buluushtiyo Garruhu biidna yay tarine
Ha ka baxo dar badanbaa ku jiroon kuba bannaanayne
Ha ka baxo in Bini-Haashimoo baaqiyaa hadhiye

Faarax Laanjeer (HJ)

Faarax wuxu gabaygan so socda ka marshey xaflad aroos ah oo ka dhacday Hargeysa. Isagoo meesha fadhiya baa nin meesha fadhiyey daandaansaday. Gabaygan aan inta yar ka hayo ayuu meeshaas ka marshey habeenkaas.
Lugtu faraska lama loollantiyo Landaroofaha'e
Anna gabayga layguma legdoo waw laxaadsadaye
Liisaan hadday dhaafto oo lallabo xoogga

Oo aan lihiinsado intaan lur u Kamaandeeyo
Libaax lama shuqeeyee sidee loo lugo'ay caawa
Laanjeerse wax lay yidhiba waa libinta geeraare
Lafdhannadu ma soo aaminaan laamigaan maro'e

Sida lawyerkiyo Waalligaan liid cas leeyahaye
Lag malyuuna bay haybtayada laba kun dheerayde
Lafaha reer Issaaq waxannu nahay laanta ugu dheere
Ayay loodin kara sow arliga leexo qarin mayso

Maxamuud Cali Fadal (HJ), 1900 - 1952

Maxamuud Cali Fadal, Ilaahay ha u naxariistee, wuxuu ka mid ahaa Qoyskii reer fadal oo ah Qoys ahaan reerka soomali ugu murti badnaa. Waa reer intooda badani gabyi jireen murti wax ku ool ahna maansada soomaliyeed ku soo biirshey.
Qorshe gabay Salaanbaa yiqiin amase qaynuune
Oo waatii iyana loo qariray Qoyski reer Fadal'e ................(Maxmud Saleban Hersi)
Maxamuud oo Colaad sokeeye ku naf waayey waxa uu gacan ka gardarani ku dishey dagaalkii sokeeye ee horraantii 1950kii dhex maray beelaha walaalaha ah ee HY &HJ. Waa colaadda uu ku qudhbaxay Halyeygii gabyaaga ahaa ee YAWLE oo safka hore kaga jira raggii Soomali ugu gabay-yahansanaa. Yawle iyo Maxamuud Cali fadal waa laysugu aaray oo labadaba gacan ka gar daran baa dishey aakhirona Ilaahii uuntay suaali doono.
Waxa maxamuud iyo Yawleba ku qudhbaxeen xarbi ahli ah oo in la xuso mudan si loo dareensanaado cawaaqib xumada ay leedahay colaadda sokeeye oo soomalida gaadhsiisa in wiil walaalkii dilo.
Waakii Yawle lahaa intaan la dilin
Ma maroodi baan habar jeclooy idinku maaweeshey
Ma Mooyaan idiin tumay gun waa loo mashxaradaaye
Gabaygan wuxu maxamuud ka mariyey colaaddii waagaas uu ku naf waayey. Isagoo tilmaamaya nin rag uu dabin la rabay ka baxsadeen oo duul aanu la doonayani dalaq yidhaahdeen buu tixdan ku maansooday.

Iyadoo markaa daran ka timi, daaqna lagu foofshey
Iyadoo kuraha Diinlayaal, xerada loo deyrey
Iyadoo Dereyseey markaa, laga daboolaayo

Iyadood durbaan mooddo, iyo daramalkii gaalka
Oo ay dig kaga siinayaan, Baarqabbadu doobta
Daandaansigii geelayaga laguma doonteene

Duhur lagama qaadeen halkay "daaqa" ku lahayde
Alamaanka doobsaday markuu doorki naga layey
Maxamuud Caloow dirir markii la iga deyn waayey
Ee aan daliishaday inay daacad tahay toodu

Yaa Daahireey muusannaw danan markuu yeedhay
Darandoori waw ridi jiree toban miyaan daadshey
Ma lixbaan daqiiqaha ka dhigay duubiyada xoogga
Ma labaatan wada diidayay dani ka soo reebtay

Nimanbaa dubbuhu igaga dhacay lamase doonayne
Caynaanshe Dalab baan lahaa degello naafeeye
Reer Weydkan dihinbaan lahaa dayrta ku casheeye

Danyaroow Xuseen iyo ma galay dabatadii Muumin
Hadii aanan reer Sugulle dilin daaco ii dhimanne
Iyagana durduurtaan ku heli doorka dabadeede

Gabaygan "Darandoorri" waxa ka jawaabay nin HY ah oo aannaan magaciisa hayn oo markii Maxamuud Cali HY ku baxay gabay tirshey ay ka mid ahayd;
Darandooriguu sheegi jirey, lagu danbaysiiye

Ruunlow inadeer you guys will have to take bossaso to take the crown from us. :mrgreen:

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 3:20 pm
by Siciid85
war yarkan faan badana ma faroola lol.

Re: "Kite" factor - S/Land Election

Posted: Thu Sep 16, 2010 3:28 pm
by GENERAL_SNM
war yarkan faan badana ma faroola lol.
faro been ma sheegan farah abdillahan ahay.... Siiid sxb to maroodis ba legdemaye move away for your health and safety. Imagine if one of the elephants lands on you it could have a catostrophic effect on the AI OR IA population.