
Hadaba waxaa 6 kamida 15 kii ay shacabku gacanta ku hayeen ee lasoo galiyay gacanta Dawlada iyo 4 tii dhawac ahaanta loogu tagayba ay Magacdoodu kala yihiin sida tan:-
1.Qorane Yuusuf Maxamad
2.Carab Cabdile Surgax
3. Cabdirisaaq X/maxamad
4.Khadar Muxumad
5.Cali Cusmaan Cumar
6.C/laahi Maxamad Faarax
7.Maxamud Xuseen Cabdi (dhaawac)
8.Axmad Sulub (dhaawac)
9.C/qaadir Ursad (dhaawac)
10.Nuur Mahad Astur (dhaawac)




