Wasiirka Xanaanadda Xoolaha oo Gurigiisii la Qarxiyay iyo Ciiddamadda oo caawa Hargeysa Heegan la galiyay
Hargeysa(Waaheen) waxa abaara sagaalkii Maqrib Bam lagu tuuray oo la Qarxiyay guriga Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr: Axmed Xaashi Oday
Bamka guriga Wasiirka lagu tuuray ayaa khasaare balaadhan soo gaadhsiiyay Qolka hurdada iyo baadka lagu maydho hase yeeshee wax khasaare ah oo soo gaadhay ma jiro
Guriga Wasiirka oo ku yaala meel aan ka fogayn guriga Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku yaala xaafadda State-house ka ee shacabka ayaa Bamka lagaga soo tuuray dhinaca xigta State-house ka oo uu maro doox ka soo dhex baxa Hotelka Guuleed ee magaaladda Hargeysa goor fiid ah oo laga soo dareeray Salaadii Maqrib
Ma jirto cid illaa hadda si rasmi ah loogu hayo falkaasi hase yeeshee waxa baadhis lagu hayaa laba nin oo mooto watay oo lagu qabtay meel u dhaw guriga isla wakhtigii qaraxu dhacay
Ciidamadda Qaranka iyo kuwo Bilayska ah ayaa isla markiiba bilaabay hawl-gal ay ku baadi doonayaan cidii Qaraxaasi fulisay isla markaana waxa la galiyay Heegan si ay uga hortagaan falal kale oo qorshaysani haddii ay jiraan, waxaanay markiiba bilaabeen inay wadooyinka ku baadhaan baabuurta socota
Qaraxan ayaa ku soo beegmay wakhti uu Wasiirka Xanaanada Xooluhu Dalka kaga maqan yahay Safar shaqo oo uu ku tagay Dalka Kenya isaga iyo wafti kale oo Waiiro ahi.
Somaliland in state of chaos minister's house bombed
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Somaliland in state of chaos minister's house bombed
huuno-------kintir dheer ma leedahay 

- Samatr
- SomaliNet Super
- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Re: Somaliland in state of chaos minister's house bombed
Qubbato wrote:![]()
![]()
its falling apart
I was going to say something then I saw your location, waan ku duceynayaa..
It's not nice to wish misfortune on people, maybe thats why........I'm in a good mood I won't say anything eebbe inu cuqdada ka saaro baan kugu duceen doonaa.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: Somaliland in state of chaos minister's house bombed
Qubatooy wax ku salaaxa haddaad rabto Laascaanood tag halkaasaa askartayadii aad jeclayd joogtaayeQubbato wrote:![]()
![]()
its falling apart
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 346 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 27 Replies
- 1914 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 188 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 33 Replies
- 2364 Views
-
Last post by Ureysoo
-
- 35 Replies
- 4577 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 14 Replies
- 2080 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 8 Replies
- 77 Views
-
Last post by Morrison
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by afisoone