Page 1 of 1

Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdheer

Posted: Mon Sep 20, 2010 6:06 am
by Bohol iyo karaman
Maamulka G/Togdheer Ayaa Soo Afjaray Colaad U dhaxeysay Laba Beelood.
Sunday, 19 September 2010
Burco-(TogdhNews)-Maamulka gobolka Togdheer ayaa maanta u kala celiyay laba gaadhi oo ay kala dheceen laba beelood
oo ka soo kala jeeda Deegaamadda Sool iyo Togdheer kuwaas oo in mudo ah la kala haystay.

Labadan Gaadhi oo ahaa gawaadhida xamuulka qaada ee waaraadka loo yaqaano oo dhicistooda mid ka mid ah uu qof ku dhaawacmay oo ay kala dheceen beesha Jaamac Siyaad ee Dhulbahante ee gobolka Sool iyo beesha reer Caynaashe ee H/Yoonis ee gobolka Togdheer.

Isucelinta gaadiidkan oo ay goobjoog ka ahaayeen Cuqaasha labadan dhinac oo gacan ka gaystay iyo mulkilayaasha gaadiidkan ayaa ku kala Guddoomay xarunta maamulka gobolka Togdheer .

Guddoomiyaha gobolka Togdheer Yaasiin Maxamed Cabdi oo ka hadlay isu celinta gaadiidkan ayaa hadalkiisa ku bilaabay.” Labadan gaadhi waxa kala leh Jaamac Siyaad iyo reer Caynaashe sidaa awgeed isucelinta gaadiidkan waxa gacan ka gaystay Cuqaasha labadan reer oo aanu gacansiineyney.”

Sedoo kale waxa uu Mudane Yaasiin sheegay in ay jiraan gaadiid sidan oo kale la kala haysto oo ku kala sugan gobolada bari kuwaasi oo uu xusay in ay hawshooda ku jiraan sidii ay u xalinlahaayeen .

Caaqil Qamadi< :lol: Saleebaan Cali oo isna ku hadlaayay afka beesha Jaamac Siyaad ayaa sheegay in hawsha isu celinta gaadiidka in ay ka qaybqaateen Cuqaasha labadan Qoys oo kaashanaaya maamulka gobolka Togdheer .

.

Caaqil Maxamed Nuur Baadi oo isna beesha kale u hadlay ee reer Caynaashe ayaa isna soo dhaweeyay Cuqaasha beesha Jaamac Siyaad iyo mulkiilaha lahaa gaadhigan ay soo celiyeen kuwaasi oo ay sheegeen in ay u wada hawlgaleen soo furashada gaadhigan Nuur Axmed-ku dheceen.

Togdheernews.com

Burco

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 6:09 am
by djibsomali
We want peace now between garxajiis and dulbahante (whatever sub tribe )!!!!

qaadhiyaduu mahaa geel!!!

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 6:12 am
by Bohol iyo karaman
We want peace now between garxajiis and dulbahante (whatever sub tribe )!!!!

qaadhiyaduu mahaa geel!!!
you right, Peace is good for every one :up:

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 10:11 am
by HaragWafi85
lol@ Caaqil Qamadi, maxa isku geyey Reer Ainanshe iyo Jamac siyaad they hardly share borders.

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 10:14 am
by malakumod
loooooool @ Qamdi the clown claiming to be caqil.
people claim whatever they want these days.

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 10:24 am
by Rightwing
loooooool @ Qamdi the clown claiming to be caqil.
people claim whatever they want these days.

:lol: Qamadi

Tolow ma dagaalkii qamadiduu magaca kula baxay?

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 10:29 am
by ToughGong
loooooool @ Qamdi the clown claiming to be caqil.
people claim whatever they want these days.
:lol: :lol: :lol:

Is that his real naaneys

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 10:34 am
by malakumod
loooooool @ Qamdi the clown claiming to be caqil.
people claim whatever they want these days.
:lol: :lol: :lol:

Is that his real naaneys
yes but caqaar would be more appropriate for the fool.
this self appointed moron was fed qamadi in his infant years which is why failed to grow enough brains to function like a normal human being :down:

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 3:06 pm
by Knight of Wisdom
So, who's larger?

Reer Caynaashe or Jamaac Siyaad? :|

Re: Laba beelod oo laa kalaa wareegtey laba gaadhi G. Togdhe

Posted: Mon Sep 20, 2010 7:10 pm
by KyrieJama