Moderator: Moderators



If your guilty then your guilty my friend, and there is nothing a family can do about itif he stole some money; good for him to be under house arrest!
however if nothing is found then it will be an attack on his honor and his family would not be happy about it

If your guilty then your guilty my friend, and there is nothing a family can do about it

Gudoomiyahi Hore ee Bangiga oo Doonayay Inu Dalka Kala Baxsado Lacag Gaadheysa Malaayin Dollar iyo Xukummado Xayiraad Ku Soo Rogtay
Guddoomiyihii hore ee baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Ducaale oo xukuumada cusub ee Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka xayirtay dhaqdhaqaaqa ayaa ka hadlay sababtay taasi keentay.
Md Cabdiraxmaan Ducaale, oo maanta u waramay Idaacada BBC-da laanteeda afka Soomaliga ayaa xukuumada ku eedeeyay inay sharaftisii meel kaga dhacday isla-markaana sumcad dil kula kacday, maadaama oo ay dhaqdhaqaaqii ka xayirtay.
Guddoomiyihii hore oo maanta doonayay inuu u kicitimo dhanka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa la sheegay in hanti-dhowraha guud ee qaranku soo gaadhsiiyay warqad ku amraysa in aanu dalka dibada uga bixi Karin, isaga oo sababtana lagu sheegay baadhitaan lagu wado masuuliyyiinta maaliyadda ee xukuumadii hore ee Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin.
Sidoo kale Md Cabdiraxmaan Ducaale, oo ahaa guddoomiyihii baanka dhexe ee Somaliland ee ugu mudada dheer, oo la waydiiyay waxa uu u malaynayo in safarka looga joojiyay ayaa sheegay in xukuumada cusub ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo hormoodka u yahay inay wada aargoosi siyaasadeed.
Hanti-dhawrka guud oo todobaadyadii u danbeeyey ku hawlanaa baadhitaanno xoogan oo ay ku hayaan qaar ka mid ah hay'adaha dawladda iyo dabo-galka masuulliyiintii xilalka ka hayay intii aan xukuumadda cusubi xilka ka qaadan, ayaa qaarkood looga yeedhay hanti-dharka oo lagu weydiinayay su'aalo iyo xog-waran ku saabsan hay'adihii ay masuulka ka ahaayeen.
Guddoomiyaha Hanti-dhawrka Qaranka Maxamuud Aw Cabdi (Maxamuud Dheere) oo maanta u waraamay laanta Afsoomaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay inay ku gudo-jiraan baadhitaanno ku saabsan Baanka Somaliland, islamarkaana aan la xayirin xoriyadda Cabdiraxman Ducaale, balse ay tahay sharciyan inuu goobjoog ka ahaado inta baadhitaankoodu uga dhammaanayo.
Dhanka kalena Gudoomiyaha aya loo haysta lacag gaadheysa malaayin dollar siday Xaqiijiyeen Masuuliyin ka Tirsan Hanti-dhawrka Qaranka, waxeeney uu malaynayaan ino isleeyahay Dalka kala Baxso.
Buraoonline.com


Who the fock is cawil? This guy and his administration have gone in a 20 million dollar debt of which most has been un accounted for.
He has to provide the exact details of where the money went and how much of it. What a fockin prick for even telling the government
give up their investigations. He's in no position to tell anyone what to do, a thief will go to the most extreme measures.
'Even cawil is saying that they need to stop it' kulaha.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 15 guests