Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Madaxweyne Axmed Silaanyo announces 18 new Positions

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Madaxweyne Axmed Silaanyo announces 18 new Positions

Postby LiQaaye_TDH » Sat Oct 02, 2010 8:35 am

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa maanta digreeto madaxweyne ku magacaabay 18-agaasime Guud, kadib markii uu arkay ahmiyada agaasimayaasha guud u leeyihiin dhismaha qaranka haykalka dawladnimo.

Sidaa waxa lagu sheegay warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay Afhayeenka Madaxtooyada oo nuqul ka mid ahi imika soo gaadhay Xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa,waxaanu sidaa uu ku soo dhameystiray madaxweyne Siilaanyo Xukuumadiisi.

Waxaanu u dhignaa sidan:

“Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta soo saaray Digreeto Madaxweyne oo uu ku magacaabay Agaasimayaasha Guud ee Xukuumada JSL.

Waxaanu Madaxweynuhu Digreetadiisa ku Yidhi Sidan:-



Markaan Arkay: Qodobka 90aad faqradiisa (3)aad, Xarafka (kh) ee Distoorka Qaranka,

Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha guud u leeyihiin Dhismaha Qaranka,

Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan hoos ku xusan.

Markaan La Tashaday: Madaxda ay khusayso

Markaan ku qancay: in ay buuxin karaan, aqoon iyo kartina u leeyihiin jagooyinkan.





Waxaan go’aansaday



In Mudane, Cabdilaahi Xueen Cige (Blacki), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Daakhiliga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL.

In Mudane, Axmed Cabdilaahi Rooraaye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Dibu-dejinta ee Wasaaradda Arrimaha Guduaha ee JSL.

In Mudane, Cali Maxamed Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL.

In Mudane, Khadar Axmed Diriye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL.

In Mudane, Maxamed Axmed Maxamuud (Cagaweyne), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Xanaanada Xoolaha ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL.

In Mudane, Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL.

In Mudane, Salaan Cabdi Cige, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Warshadaha ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshdaha iyo Dalxiiska ee JSL.

In Mudane, Cabdilaahi Cabdi Axmed (Kubado), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshdaha iyo Dalxiiska ee JSL.

In Mudane, Faysal Cali Sheekh, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee JSL.

In Mudane, Cabdi Axmed Nuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ee JSL.

In Mudane, Maxamed Faarax Xirsi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee JSL.

In Mudane, Cabdikariim Xaashi Cilmi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL.

In Mudane, Ibraahin Ismaaciil Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL.

In Mudane, Axmed Nuux Caalin, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha ee JSL.

In Mudane, Mustafa Maxamed Qodax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee JSL.

In Mudane, Maxamuud Raage Ibraahin, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda ee JSL.

In Mudane, Axmed Dalal Faarax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta ee JSL.

In Mudane Axmed Xasan Nuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Maamulka Mucaawimooyinka ee (WFP).”

Mustafe-Janaale

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Madaxweyne Axmed Silaanyo announces 18 new Positions

Postby Somalistan » Sat Oct 02, 2010 10:59 am

Where is the so called "Dowlad yar oo Tayo leh" ? so far it's proving to be incompetent.

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Madaxweyne Axmed Silaanyo announces 18 new Positions

Postby Executive » Sat Oct 02, 2010 11:19 am

Image

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Madaxweyne Axmed Silaanyo announces 18 new Positions

Postby Somalistan » Sat Oct 02, 2010 1:05 pm

Image


:lol: :lol: AmiinAmir wa balaayo.

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Madaxweyne Axmed Silaanyo announces 18 new Positions

Postby Ceelafweyn » Sat Oct 02, 2010 1:17 pm

Amiin Amir: waa odey laftiis laakinse malaha waxa uu bahanyahay inuu ogaado sidii kuraasta somaliland loo qeybsan jirey ilaa berigii ingiriiska ee 1960.


Gudobiirsi
Dhulbahante
Habar awal
Habar jeclo
Garhejis

in isu dhiganta ayey qaadan jireen xaga kuraasta wasiirada ama wax kasta oo la qeybsanayo.

warsangeli
arab
iyana isku in bey qaadan jireen.

markaa waxa kalena saami isku filan.

Markaa gudobiirsi ma sheeko kale ayey wadaan mise wax cusub? miyey tiro bateen mise anagaa madaxweyne na siiye ayey leeyihiin?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests