Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Togdheer's former Vice Badhasab WANTED

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Togdheer's former Vice Badhasab WANTED

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 03, 2010 1:55 am

Booliska Burco ayaa Gelinkii hore ee saka isku dayey inay qabtaan Badhasaabxigeenkii Hore ee Gobolka Togdheer Guuled Dahir Samtar, iyadoo Amarka Qabashadiisa sida lasheegay uu bixiyey wasiirka Arrimaha Gudaha somaliland, qabaashada masuulkan hore ugu soo shaqeeyey Gobolka ayaan la garanayn waxa kellifay balse ilo u dhuun daloola Beesha uu ka soo jeedo badhasaab xigeenkii hore Mr.Guuleed ayaa sheegaya inay la xidhiidho arrimo dhinaca amniga ah, iyo shirkii ay dhowaan ku yeesheen Beelaha Galbeedka Burco Hotel RAMAD oo sida la sheegay uu ka imad ahaa raggii abaabulay shirkaasi.

Sidoo kale Booliska Magaalada Burco ayaa shalay ku guul daraystay Qabashada Nin sitey shandad ay ka buuxen walxaha qarxa, kadib markii uu rasaaseeyey ciidankii qaban lahaa, halkaasna uu ku fakaday, Booliska magaalada Burco oo aan looga baran in dad Gacantooda soo galay ay ka fakadaan ayaa dad badani weydiinayeeen labadami maalmood ee u danbeyey sida arrintan fakashada ninkani ku timi, dad badan ayaa ku fasiray inay tahay Tamar darro iyo aqoon darro ku soo korodhay Booliska Burco, haddi aan si deg deg ah awood iyo aqoon dheeraad ah loogu helin amnigana ay xaaladdo sidan ka adag soo wajihi doonaan boolikska Burco, isla markaasna ay soo hoyn karaan khasaare dhinaca amni darrada ah.

Saraakiisha ciidanka ayaan ilaa hadda noo suuro gelin inaan wax ka waydiino arrinka qabashada Badhasaabxigeenkii hore iyo baxsadka nin kii walxaha qarxa sitey iyo halku ku danbeeyey.

Dhinaca kale Maamulihi cashuurha Berriga Burco ayaa shalay xilkii lagala wareegay, waxaana xilkaasi kala wareegay Mamule cusub oo loo soo magacaabay Cashuuraha Berriga Burco, kala wareegi labada maamul oo ahaa mid aan loo samayn munaasibad xil kala wareegay ayaa waxa la isku wareejiyey wara aqo iyo waxoogaa kharaashad ah oo maamulihi cashuuraha berriga Mr. Maxamed Nur Maxamud ku wareejiyey maamulaha Cusub oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Maxamed, is bedelka lagu sameeyey maamulka sare ee cashuuraha berriga ayaa daba socota is bedeladii lagu sameeyey maamulayaasha iyo masuuliyinta cashuuraha iyo kastamada Gobolada Dalka Qaar, waxaana is bedeladaasi ay keeni karan is bedel dhaqaale oo muuqda. Maxamed Xasan oo ah maamulaha cusub ee cashuuraha berriga aya hadhwanaagnews u sheegay in uu ku faraxsan yahay xilkan loo soo magacaabay isla markaasna sideeda u gudan doono wajibadkiisa shaqo.

Isku soo wada duubo dhacdooyinkan ay ka muuqdaan tamar darrada bileysku aya ah mid ay sababteeda leeyihiin hogaanada iyo saraakiisha ciidanka ee la isku bedelay, waxaana shacabka Gobolka Togdheer , si weyn uga war war qabaan sugidda amnigooda iyo ciidan aan tababarnayn oo dhalinyaro ah oo laga buuxiyey saldhigyada magaalada Burco, taasoo keentay inay dhacdooyinkan isku xig xigay yimaadaan.

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Togdheer's former Vice Badhasab WANTED

Postby ToughGong » Sun Oct 03, 2010 2:15 am

Ma isagaa waxan ka dambeeyey ayay leeyihiin

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Togdheer's former Vice Badhasab WANTED

Postby kaliil » Sun Oct 03, 2010 3:35 am

shalay iyo saakaba inay qabtaan ayay isku dayeen laakiin way qaban kari waayeen. Shalay boolisku ninka way heleen laakiin markay qabta is yidhaahdeen ayay dad badani kusoo urureen oo difaaceen, kadib booliskuna way iskaga tageen.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Togdheer's former Vice Badhasab WANTED

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 03, 2010 4:45 am

All the Former Thiefs will dealt with sooner or later.... The Badhasab is one of the Biggest Bandits :down:

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Togdheer's former Vice Badhasab WANTED

Postby Keyse_0208 » Sun Oct 03, 2010 8:54 am

shalay iyo saakaba inay qabtaan ayay isku dayeen laakiin way qaban kari waayeen. Shalay boolisku ninka way heleen laakiin markay qabta is yidhaahdeen ayay dad badani kusoo urureen oo difaaceen, kadib booliskuna way iskaga tageen.

this is what i dont undrestand, how is the police supposed to their job when anyone who is acused of a crime ay ku soo ururaan dadkiisu. if he has nothing to hide he should be taken to custody, interviewed, and let the court system do its job. Thats a fuked up way of doing things :down: :down:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Togdheer's former Vice Badhasab WANTED

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 03, 2010 9:44 am

shalay iyo saakaba inay qabtaan ayay isku dayeen laakiin way qaban kari waayeen. Shalay boolisku ninka way heleen laakiin markay qabta is yidhaahdeen ayay dad badani kusoo urureen oo difaaceen, kadib booliskuna way iskaga tageen.

this is what i dont undrestand, how is the police supposed to their job when anyone who is acused of a crime ay ku soo ururaan dadkiisu. if he has nothing to hide he should be taken to custody, interviewed, and let the court system do its job. Thats a fuked up way of doing things :down: :down:
Thank You!!! Thats what i meant with The Salaadin who was saying,( Maxa Loo Qabanaya Gudoomiyahi Baanka ? Cid reerkayaga ka soo jeeda lama qaban karo) what kind of nonsense is that? :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 19 guests