Moderator: Moderators

Waxa kale oo ay wadada u furaysaa joojinta baadhitaanadii uu Hantidhawruhu ku waday Masuuliyiintii Xukuumaddii hore inay fursad u helaan Masuuliyiinta cusub ee talada qabsaday ay ku lunsadaan Hantida Qaranka, maadaama oo ay heleen qiil ay ku baxsadaan ama Dhufays ay dabada Geliyaan oo uu ogolaaday Madaxweynuhu taasoo soo af-jaraysa in cid danbe la baadho.

Siilaanyo haduun buu wax isku furfuray ....waa halki aya rer burco ay yidhaahdeen beri nin dahabshil lacag loogu so direy aya ninkalay isku magac noqden kolkasu yidhi war anu lacagta ma lihiye iga daaye markasa dahabshil yidhi war ana ka masuule qaado...
Markasu yidhi..maante unbu dahabshiil bad isku galay![]()
siilaanya bad isku galay...

Somaliland Alle unbay leedahay.........................meshu wayba kasii daraysaSiilaanyo haduun buu wax isku furfuray ....waa halki aya rer burco ay yidhaahdeen beri nin dahabshil lacag loogu so direy aya ninkalay isku magac noqden kolkasu yidhi war anu lacagta ma lihiye iga daaye markasa dahabshil yidhi war ana ka masuule qaado...

ALaylehe bad buu galay. Bal yaa marki hore yidhi waxaa faraha gala?
Siyaasad iyo go'aan aan laga fakirin waxay khasaare soo kordhin doonto ku deg degeeda ayaan Somaliland ku nacay

Maxaad ceebeyn kartaa? Maxaad mucaarad ku tahay hada?
Riyaale sadex iyo toban sanno ha ina xukumo, silaanyo na shan sanno maba arki karo
This habar younis world sure is confusing, they should make a movie about you guys like Borat

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests