Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Is this a joke????

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Is this a joke????

Postby HELWAA » Sun Oct 10, 2010 11:37 am

Waa maxay bahdilaadan bilaabatey ee dumarka loogu tumaneya? :o

http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=21508

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Is this a joke????

Postby KingWaslawi » Sun Oct 10, 2010 11:41 am

Helwa isagu laba keliya ayuu habeen wada aroosee, anigu waxaan ku tala jiraa, inaan habeen kaliya afar dumara wada aroosto, isku goobna, xaflad weyn ugu sameeyo.
Markaasaan dhexda u galayaa! labana midigta ha iga fadhiisato labana bidixda. EESH QIYAASAK.

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Is this a joke????

Postby SultanOrder » Sun Oct 10, 2010 11:42 am

Real mystery is which one is he going to go to first? :lol: :up:

Great Guy :up:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Is this a joke????

Postby kaliil » Sun Oct 10, 2010 11:43 am

Dumarka cidi ma qasbine iyagaa ninka raacay oo ogolaaday ina labadooda isku habeen la arooso. Bahdilaad maaha haddaan la qasbin.

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Is this a joke????

Postby HELWAA » Sun Oct 10, 2010 11:46 am

Helwa isagu laba keliya ayuu habeen wada aroosee, anigu waxaan ku tala jiraa, inaan habeen kaliya afar dumara wada aroosto, isku goobna, xaflad weyn ugu sameeyo.
Markaasaan dhexda u galayaa! labana midigta ha iga fadhiisato labana bidixda. EESH QIYAASAK.
Oo maxaad ko kordhini afar naagood when ur tiny d is on life support :|

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Is this a joke????

Postby kaliil » Sun Oct 10, 2010 11:48 am

Nin Dhallinyaro Ah Oo Habeen Kaliya Isku Wakhti Goob Kuwada Mehersaday Afar Dumar Ah, Si Uu U Beeniyo Fikir Ay Ka Qabtay Haweenay Hore Oo Uu Qabay.
(Hadhwanaagnews) Friday, October 08, 2010

Saudi Arabia-(HWN)- Nin u dhashay dalka Boqortooyadda Saudi Arabia ayaa lagu soo waramayaa in uu habeen kaliya isku wakhti goob kuwada mehersaday Afar Dumar ah si uu u tuso khalad ay xaaskiisu ka gashay.

Ninkan oo ay da”diisu ahayf 25 jir, oo u waramayay todobaadkan aynu ku jirno Wargeyska maalinlaha ah ee ku soo baxa afka Carabiga ee lagu magacaabo Alwatan ee ka soo baxa dalka Saudi Arabia, ayaa sheegay in xaaskiisu ay si bahdilan ula hadli jirtay xilli walba kuna carin jirtay in aanu guursan karin oo aanay jirin gabadh wax ku falaysa oo yeelaysa in uu guursado.

“Waxaan in badan ka xumaaday hadalada meelka dhaca ah ee ka soo yeedhaya xaaskeyga, kuwaas oo aakhirkii igu kalifay in aan indhaheeda oo Shan ah tuso in aan guursan karo oo ay jiraan dumar badan oo u heelan guurkeyga, waanan ku guulaystay”, ayuu yidhi.

Waraysiga uu ninkani siiyay wargeyskan ayuu ku xusay in uu furay xaaskiisii hore maadaama uu habeen kaliya wada mehersaday Afar dumar ah, isaga oo ka dhawaajiyay in aanay Diinta Islaamku u ogolayn in uu Shan Dumar ah wada qabo.

Wargeyska Alwatan, waxa uu sheegay in Ninkani uu Afartan Dumar ah ee uu mehersaday uu ka bixiyay meher gaadhaya 78 Kun oo Dollarka Maraykanka ah, qorshihiisuna uu yahay in uu goob keliya ugu wada dhigo xaflad aroos oo kulmisa Afartiisa xaasba.

http://www.hadhwanaag.com/detail.asp?id=21482

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Is this a joke????

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 10, 2010 11:52 am

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ Your Tiny D is on Life support

Helwa... Ninkan Northwind waa Nin HJ, his D waxa lagu Koriyay Hilib geel :!:

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Is this a joke????

Postby HELWAA » Sun Oct 10, 2010 11:53 am

Dumarka cidi ma qasbine iyagaa ninka raacay oo ogolaaday ina labadooda isku habeen la arooso. Bahdilaad maaha haddaan la qasbin.

waa bahdilaad iyo nus..ma labo aroos bu oo sameen kari waayey.Waxaas waa show, naagahan garan maayo waxa ka si ahe...wuxuun bey ugu galeen.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Is this a joke????

Postby KingWaslawi » Sun Oct 10, 2010 11:54 am

Nin Dhallinyaro Ah Oo Habeen Kaliya Isku Wakhti Goob Kuwada Mehersaday Afar Dumar Ah, Si Uu U Beeniyo Fikir Ay Ka Qabtay Haweenay Hore Oo Uu Qabay.
(Hadhwanaagnews) Friday, October 08, 2010

Saudi Arabia-(HWN)- Nin u dhashay dalka Boqortooyadda Saudi Arabia ayaa lagu soo waramayaa in uu habeen kaliya isku wakhti goob kuwada mehersaday Afar Dumar ah si uu u tuso khalad ay xaaskiisu ka gashay.

Ninkan oo ay da”diisu ahayf 25 jir, oo u waramayay todobaadkan aynu ku jirno Wargeyska maalinlaha ah ee ku soo baxa afka Carabiga ee lagu magacaabo Alwatan ee ka soo baxa dalka Saudi Arabia, ayaa sheegay in xaaskiisu ay si bahdilan ula hadli jirtay xilli walba kuna carin jirtay in aanu guursan karin oo aanay jirin gabadh wax ku falaysa oo yeelaysa in uu guursado.

“Waxaan in badan ka xumaaday hadalada meelka dhaca ah ee ka soo yeedhaya xaaskeyga, kuwaas oo aakhirkii igu kalifay in aan indhaheeda oo Shan ah tuso in aan guursan karo oo ay jiraan dumar badan oo u heelan guurkeyga, waanan ku guulaystay”, ayuu yidhi.

Waraysiga uu ninkani siiyay wargeyskan ayuu ku xusay in uu furay xaaskiisii hore maadaama uu habeen kaliya wada mehersaday Afar dumar ah, isaga oo ka dhawaajiyay in aanay Diinta Islaamku u ogolayn in uu Shan Dumar ah wada qabo.

Wargeyska Alwatan, waxa uu sheegay in Ninkani uu Afartan Dumar ah ee uu mehersaday uu ka bixiyay meher gaadhaya 78 Kun oo Dollarka Maraykanka ah, qorshihiisuna uu yahay in uu goob keliya ugu wada dhigo xaflad aroos oo kulmisa Afartiisa xaasba.

http://www.hadhwanaag.com/detail.asp?id=21482

Kaliil inaar waa sida aan is leeyahay adiguna aad samaysid! Ninkaasi raggeedii buu ahaa.

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Is this a joke????

Postby HELWAA » Sun Oct 10, 2010 11:59 am

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ Your Tiny D is on Life support

Helwa... Ninkan Northwind waa Nin HJ, his D waxa lagu Koriyay Hilib geel :!:

Liqaaye,

Xabad ha ku eekaadu. :|

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Is this a joke????

Postby kaliil » Sun Oct 10, 2010 11:59 am

Good luck, ilaahay hakuu fududeeyo :lol: . New record ayaad samaynaysaa haddaad arrintaa ka dhabayso. Ilaa hadda 3 dumar ah oo isku goob lagu arrosay way jiraan laakiin Somalia weli 4 dumar ah oo isku habeen la aroosay lama maqal.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Is this a joke????

Postby KingWaslawi » Sun Oct 10, 2010 12:04 pm

Haa ma jiraan! Oo rikoodh cusub ayay noqonaysaa, Afarta habrood ayaan kasoo xuli lahaa.
Waa HA, HY, HJ iyo HG.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Is this a joke????

Postby kaliil » Sun Oct 10, 2010 12:06 pm

Northwind ma maqashay Nigeria waxa degen nin 86 dumar ah qaba. Muslim ayuu sheegtaa ninkaa 86 dumarka ah qabaa. Culimada Nigeria ayaa arrintaa ka xanaaqday oo isku dayday inay ninkaa dumarka badan ka furaan oo 4 keliya u reebaan laakiin dumarkiisii ayaa mudaharaaday oo sheegay inay raali ka yihiin inuu 86 dumarka ah wada qabo oo midna ogolayn ina ninkeeda laga furo markaas waa la iska daayay.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Is this a joke????

Postby kaliil » Sun Oct 10, 2010 12:08 pm

Last edited by kaliil on Sun Oct 10, 2010 12:11 pm, edited 1 time in total.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Is this a joke????

Postby KingWaslawi » Sun Oct 10, 2010 12:10 pm

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ Your Tiny D is on Life support

Helwa... Ninkan Northwind waa Nin HJ, his D waxa lagu Koriyay Hilib geel :!:

Liqaaye,

Xabad ha ku eekaadu. :|

Helwa inabti miyaadan ogayn ninka ragga ah, waxba kuma filla! xabad xabad iyo waxaas lama tuso.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 13 guests