Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Postby LiQaaye_TDH » Mon Oct 11, 2010 2:07 am

Madaxweynaha Somaliland talking to his Badhasabs from the 6 regions of Somaliland via Video Conference :clap:

Image
-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa markii ugu horeysay si maqal iyo muuqaal ah uga wareystay xaalada nololeed ee ay Gobolada dalku ku sugan yihiin qaar ka mid ah Maayarada iyo Guddoomiyayaasha gobolada dalka, kadib markii shirkada TELESOM u suurtagelisay qalab casri ah oo ay soo kordhisay adeegeedi hore.
Image


Madaxweynihii Axmed Siilaanyo masuuliyiinti iyo Madaxdii Shirkada Telesomo Oo Maqalkii iyo muuqaalkii daawanaya

Qalabkan casrig ah, ee ay Shirkada Isgaadhsiinta Telesom ku soo kordhisay adeegeedii hore oo la yidhaahdo Video conferencing (Maqal & Muuqaalka Shirarka) oo ay maanta ku soo bandhigtay furitaankii carwada 5aad ee Caalamiga ah ayaa guud ahaan-ba ka yaabisay dadweynihii iyo masuuliyiintii ka soo qeybgalay furitaankii carwada, kuwaas oo ku dhaygagay, isla markaana la amakaakay kadib markii ay ku baraarugeen Madaxweyne Siilaanyo oo dhoola-cadeynaya wajigiisana ay ka muuqato farxad iyo niyad wanaag uu ku xaal-wareysanayo si maqal iyo muuqaal ah xaalada nololeed iyo dhaqan-dhaqaale ee ay ku sugan yihiin dhamaan-ba saaka dadweynaha reer Somaliland ku nool Gobolada dalka qaarkood.
Image

Maayarada iyo masuuliyiinta Gobolada dalka ee uu madaxweynihii kala hadlay qalabka Casriga si maqal iyo muuqaalah ayaa wakhtiga ku sugnaa xarumaha Shirkada Telesom ku leedahay Magaalooyinka Ceerigaabo, Laascaanood, Burco, Berbera iyo Boorama, kuwaas oo si toos ah isku arkaya Madaxweynaha shaashad weyn ee la yidhaahdo Video conferencing iskaga waraystay xaaladaha Gobollada dalka, isla markaana wuxu salaan u mariyey dadweynaha ku nool Gobollada kala duwan ee dalka.
Image
Muuqaalka adeega Casriga ah ee Video conferencing

Madaxa suuqgeynta Shirkada Telesom Mr. Cali Maxamed Saalax [Cajab] oo ka hadlayey qalabka casriga ee Shirkadoodu lu soo bandhigtay carwadan caalamiga ah ee laga furey aqalka hay’ada shaqaalaha dawlada ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu yidhi “Shirkada Tesom waxay ka soo qeybgashay Carwada 5aad ee Sanaacaadka wadaniga ah ee dalka, waxaanan kala soo qeybgalnay oo aanu ku soo bandhignay adeegyo casri iyo kuwii hore-ba ee ay Shirkadu dadka u heysay ee uu danbeeyey adeeqi casriga ah ee QARAN/ZAAD ahaa ee shalay aan soo bandhignay, kaas oo ah nidaam casriga oo dadweynaha u sahlaya in lacagaha aduunka oodhan lagu xawili karo mobile-ka qofkasta oo isticmaala adeega Zaad Service”
Image

“Waxaanu soo bandhignay adeega Video conferencing oo ay gobolada dalka ay soo fadhiisteen badhasaabadii dalka, dabadeed-na markii uu madaxweynuhu khudbadiisa dhameeyey uu badhasaabyada iyo odayaasha Gobolada dalka uu kala hadlay qalabka si maqal iyo muuqaalba ah qalabka Video conferencing, isaga oo wax ka weydiiyey xaladooda nololeed, sida ayihiin, kana bogaadiyey, isla markaana sheegay inay carwadani ku furantay si nabadgelyo ah dalkana si nabadgelyo ah ugu dhamaatay, waxaana suugtageliyey qalab casri ah oo la yidhaahdo Video conferencing oo ah dalka gudihiisa doonayna inaanu ka suuta-gelino dalka dibadiisa,”ayuu yidhi Cajb oo ka waramayey qorshaha Shirkada Telesom.
Image
Madaxweyne Siilaanyo iyo masuuliyiintii Dawladiisa ahayd oo la amakaakay qalabkii Casriga ahaa ee Shirkada Telesom soo bandhigtay ee ahaa Video conferencing

Mar uu cajab ka hadlayey qalabkan casriga ah ee la isku arkayo maqalka iyo muuqaalka cida uu faa’iido u leeyahay waxa uu yidhi “Waxay faa’iido u noqon doonta waxbarashada, oo professor-ada jaamacadaha aduunka jooga ay halkan ka bixin doonaan casharo, iyaga oo isticmaalaya qalabkan casriga ah ee Video conferencing . waxyaabo badan oo aanu jabinay ayaan ku soo bandhigayna Cards ha ahaadeen, ama Mobilo ha ahaadeen, “



Sidoo kale, Wasiirka Wasaarada Ganagacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo Adeegan casriga ah Kahadlaayey ayaa waxa uu yidhi “Horumarka ganacsi ee aynu samaynay waxa ka mid ah horumarka xagga technology-ga oo aynu maanta halkan inoogu soo diyaarisay shirkada isgaadhsiinta Telefoonada TELESOM adeeg casriya oo ah kamaro Online ah, oo aynu kala xidhiidhi doono gobolladii dalka oo dhan, haddii aynu u baahano iyagoo masuuliyiintii qaranka u sareeyeyna ay indhahooda ku arkeen”.



Qalabkan Casriga ah ee Shirkada Isgaadhsiinta Telefoonadu soo bandhigtay maanta ayaa ah, adeegi ugu horeeyey ee noocisa ah, kaas oo dadweynaha u sahlaya inay cida ay la hadlayaan si maqal iyo muuqaal ah isku arki doonaan gobolada dalka, taasina waxay ka mid ah xawliga horumarka dhinaca Technology-yada ah ee Somaliland wakhtiyadan ku socoto.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Postby LiQaaye_TDH » Mon Oct 11, 2010 4:36 am

more pics from Horumarka somaliland

http://www.ramaasnews.com/news.php?readmore=4817

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Postby Cali_Gaab » Mon Oct 11, 2010 5:07 am

:lol: :lol: :lol: :lol:

They are using teleconference back home now :shock: And to think that when we used to do some phone conferences here, Xamud always sounded like he was calling from a phone box in galkacyo :lol:

He just popped to mind when i saw the teleconference picture :lol:

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Postby Executive » Mon Oct 11, 2010 5:12 am

This is embarrassing :lol: :lol: , I remember when the Kulmiye Party had a meeting to discuss why Siilaanyo wasn't on Wikipedia a couple years back. :lol: Wax ka reer badiyeysan ma arkin. Video conferencing is everywhere. Students from Bosaso get lectures from Universities in India using video conferencing. Whats the big deal?

Have you ever used MSN messenger or Skype? Its the same technology.

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Postby Cali_Gaab » Mon Oct 11, 2010 5:23 am

^Student in bossaaso maxaa kaa galay? :lol: :lol:

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Postby Executive » Mon Oct 11, 2010 5:29 am

They are using teleconference back home now :shock:


:lol: :lol: :lol:

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Postby Cali_Gaab » Mon Oct 11, 2010 5:33 am

What's so funny you little abgaal :|

I never knew they had teleconferencing back home period, but since you're trying your best to make a fool out of me....can you show me a qurjile using teleconferencing :lol:

Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Somaliland oo Gaadhay Horumar Caalamiya Daawo

Postby Dhaga Bacayl » Mon Oct 11, 2010 1:18 pm

I'm not suprise. :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 22 guests