Page 2 of 3

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:38 pm
by The_Emperior5
hargeysey wali somaliland ma sidi baad uga so horjeeda :lol:

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:40 pm
by hargaysaay
hargeysey wali somaliland ma sidi baad uga so horjeeda :lol:
waar dee nacas principle kiisa bedbedala ma ihi, walaahi been kuu sheegi maayee xalay baan la joogay qaar arab iyo habar jeclo iskugu jira oo somaliland u haysta janadii, mar uun baan ku idhi somaliland iyo waxan aad sheegaysaan ma naqaane nagala taga, wiil bartire oo sxb nahay ayaa nimankii iga sasabay saacadan cusbitaal baan aali lahaa

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:42 pm

:lol: :lol: :lol: :lol:

war niyo bantuga iyo dadka iska dayo dadkaga dhinac ka raac

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:44 pm
by hargaysaay
dadkaygu waa soomali dee kuwii khaldan khaladkaan u sheegayaa, kuwii nabad haysta ilahay baan u baryayaa inuu u siyaadiyo, kuwii haysana inay helaan, arka oday dadkayga dhinac baan kaga jiraa

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:46 pm
by The_Emperior5
wayahay iska tageer dawlada fadhiidka eeh eeh sooomaliya iyo koonfurianska dont be dissapointed after a few decades iyago wali dirt woqoyi kugu yeedhaya :up: :D

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:47 pm
by hargaysaay
dawladaasi waa central government maamul hoosedka somaliland na aad bay ugu han weynyihiin :D

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:48 pm
by The_Emperior5
dawladaasi waa central government maamul hoosedka somaliland na aad bay ugu han weynyihiin :D

Dawlada masuuliyintooda anagu alshabaab babaan ka so dhaweysta ha burburiso dawlada fadhidka eeh tfg :up: :D

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:51 pm
by hargaysaay
dawladaasi waa central government maamul hoosedka somaliland na aad bay ugu han weynyihiin :D

Dawlada masuuliyintooda anagu alshabaab babaan ka so dhaweysta ha burburiso dawlada fadhidka eeh tfg :up: :D
alla maxaad munaafaqada dhamaysay hada waxa laga yabaa inaad argagaxisada alshabab ku taagertid labada wiil ee idoor ee jagooyinka ka haya ,ogow dawladu hargeysa mat qarxin infact tacsi bay kuu soo direen halka alshabab ay ku qarxisay

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:53 pm
by udun
Weliyada shahiidkaa kuwii, waafka jaray weeye.
Waleecaad ha raacee Ibleys,warasadiis weeye
Waqood abadankood inay kufriga,daba washlayn weeye
Waaryaa Emperor magacyo badane :lol: :lol: ninku waa idin yiqiiney :lol: :lol:

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:54 pm
by The_Emperior5
saaxib anigu shakhsi ma tageero jaggo nin hayo na ma tageero,, anigu waxan tageera wax la yidha somaliland tsanana cabsanahay , Tfg Na wa ku cadaw somaliland , markay burburkeeda anigu waan so dhaweynaya :D :up: Alshabaab haday burburiso tfg dee wa ariin wanaagsan oo ay ila puntland qabsadan :up: Dabeedna ana galaadan ku odhanaya Islamiyinti baan la dagaalamaya hub i sii iyo sanaad malatarii iyo lacag wana ay samaynayan. :D

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:56 pm

for the first time caawaad wixii uurkaaga ku jiray sheegtey

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:56 pm
by The_Emperior5
Weliyada shahiidkaa kuwii, waafka jaray weeye.
Waleecaad ha raacee Ibleys,warasadiis weeye
Waqood abadankood inay kufriga,daba washlayn weeye
Waaryaa Emperor magacyo badane :lol: :lol: ninku waa idin yiqiiney :lol: :lol:

Magacyadan aad ka sheekeysid garan maayee laakin cabdulla xassan wilka la yidha wu iska caytami jiray laakin wati lo jawabay eeh lugu yidhi

iidoorku waligi inu wali ah weye
inay wadaado wada kheyr qabban wada yihin weye
inay halkay warankakaga wabiyaan wadku ka heleyo weye
inay wadaadki waalna wabiga ku wiiqayan weye

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 12:57 pm
by The_Emperior5
saaxib anigu shakhsi ma tageero jaggo nin hayo na ma tageero,, anigu waxan tageera wax la yidha somaliland tsanana cabsanahay , Tfg Na wa ku cadaw somaliland , markay burburkeeda anigu waan so dhaweynaya :D :up: Alshabaab haday burburiso tfg dee wa ariin wanaagsan oo ay ila puntland qabsadan :up: Dabeedna ana galaadan ku odhanaya Islamiyinti baan la dagaalamaya hub i sii iyo sanaad malatarii iyo lacag wana ay samaynayan. :D
for the first time caawaad wixii uurkaaga ku jiray sheegtey

Maxaad ka hadlaysa anigu jiritaanka iyo jacaylkan u hayo dalkayga ma wax an qarin jiray bay ahayd :lol:

Anigu i dont care about dawlad fadhid tfg ,ama alshabaab tina an danteyda ka arko inan ku gaadhayo waan ku gaadhaya
:D

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 1:55 pm
by Somalistan
Emperior :lol: wallee nin Fariid ah oo doorka siyaasada wax ka yaqaan baad tahay. Aduunku waa interest iyo sidii lagu heli lahaa. As usual the Ciidagale dude is confused and does not know what he is talking about. How can you choose paper govt(TFG) over Somaliland which houses and protects the Interests of the Isaaq ummah. Emperior waa fariid, Hargeysaawi waa nacas bilaa awtaad ah.

Re: Cabdulahi shixiri and the mad mullah fought over a Mj Gi

Posted: Fri Oct 15, 2010 2:11 pm
by Dhaga Bacayl
Sow yarkan Hargaysaay isku sheegayaa waa qalooyinkan calanka blue gaa nigiska ka toosha ee markay wax dhacaan hoosta kala so baxa ee madaxa kusoo duubta int akalan kan soo maalin so huwadaa like his avatar. Waar show ninkuba waa jir jiroole inta cudurka baafisee dadka ku dhex qarsoon? :lol: