Moderator: Moderators

Dhegoo.. Righwing has been here way longer then 2002, the man started Somalinet from birth![]()
Ps: Me and Cali Gaab we are here to stay another Term![]()
When Muse Biixi Takes over we will Retire

haaye odaygu intad maqnayd ayan ku nidhi ada ah ku simaha suldanka guud..ma tii bu run mooday.manad maqlin gacanyarihi waanu is dilnay maalin bu gaadhigeyga meel so jidshiye dabeedna waxan ku xidhay musqul hada sidan uga so daayeye ilamaba hadlo ba wu iga amusa uun markan la hadlo waxan is leeyahay bissad u so ibi si an u so sa sabo

loooolmanad maqlin gacanyarihi waanu is dilnay maalin bu gaadhigeyga meel so jidshiye dabeedna waxan ku xidhay musqul hada sidan uga so daayeye ilamaba hadlo ba wu iga amusa uun markan la hadlo waxan is leeyahay bissad u so ibi si an u so sa sabo

walahi dhaga my cousin came back from hargeysa 2 weeks ago and hargeisa has really changed , Meesha reer burca qabsaday , even the people make jokes when you ask a person war bakhaarka ya kiireystey people will say hj oo ka na hj oo ka na weega danbe bu mid hj la wareegeya

saxx kirada wanu kordhinayna horta habr awal ka so horjeedsan mayaan dawladan wixi qallad ah laakin wala saxaya oo dhalisheeda wa yeelan karta , dalkan laxjecla naga haysa ciid wax yar u dhinta ma rabnowalahi dhaga my cousin came back from hargeysa 2 weeks ago and hargeisa has really changed , Meesha reer burca qabsaday , even the people make jokes when you ask a person war bakhaarka ya kiireystey people will say hj oo ka na hj oo ka na weega danbe bu mid hj la wareegeya
Taasi waa iska caadi oo magaalada waynu u siman nahay laakiin dawlada toorada la hareera taagn yihiin ha inaga daayeen in waynu u siman nahaye.
Hadi aanu cadhoono laakiin xaalku waa bariga dhexe. No. Ma jabhadaynayno sidi kuwii cigaal ka so horjeeday oo dalka waanu ilaalilanaynaa lakiin kiradu waa double maalin laga bilaabo

inadeer runti ciid cabanaysa ma jirto cabashoyin yar yar sida reer awdal general xudhuun bay ka yara cadhoodeen xilka laga qaaday laakin waxay taasi ku xidhnayd wixi ka dhacay xeebaha galbeed , Ayubku wa reer sharaf baddan somaliland wa in la siya cadkooda anigu waxan so jeediyeey mayorka hargeysa halo magacaabo,

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests