War Dhegoo.. Cabaadkan kaa Baxaya inader waaxey? Meeshan Hargeisa inaader waan la wareegayna, Kiro iyo waxan aad sheegaysid waa laga tagey kuwaasi waa kuwan aan waxba haysan, Habar jeclo iyadi aya wada iibsatay Dhulki iyo Guryahi, everyday Hotel cusub oo Hj leedahay aya la dhisa, taasi waxey kuu sheegaysa Demand from the HJ visitors aya Badatay
Dowladana Marki aan inaga Dherginay ayabad na leedahay Madaxtooyada Ha Nagaga Badanina

War arrimo kale ayaan doonayna inaan ka Fa'deysano 5 sano ee soo socota ninyow!!!!