Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

More somaliland troops deployed in west awdal

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

More somaliland troops deployed in west awdal

Postby Khalid Ali » Fri Oct 15, 2010 7:25 am

Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Degay Deegaanka Bullo-cado Iskuna Ballaadhiyey Xeebaha Galbeedka Dalka.





Hargeysa(Ramaas) Okt.15, 2010 - Wararka ka imanaya xeebaha galbeedka ee Somaliland, ayaa sheegay in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u dirtay ciidamo tiro badan deegaanada tuulada Bull-cado ee xeebta magaalada Lughaya, taas oo lagu micneeyey in halkaas loo geeyey si ay u sugaan amaanka xeebaha deegaanada galbeedka dalka.


Sida ay wararku sheegayaan todobaadkan ayey cutubyo ka tirsan ciidanka milateriga Somaliland degeen tuuladaas oo leh deked macmal ah oo wax laga soo dajin karo, waxna laga dhoofin karo. Soo degitaanka ciidanka qaranka ee jiidaas, ayaa la sheegayaa in ay ka dambaysay ka dib markii ay bishii hore halkaas ka soo degeen maleeshiyaad tiradooda lagu sheegay in ay kor u dhaafaysay laba boqol oo nin oo hubaysan, kuwaas oo la sheegay in ay duulimaad ku ahaayeen dawlada dariska ah ee Itoobiya, isla markaana ay ka tirsanaayeen jabhada ONLF ee dagaalka kula jira dalka Itoobiya, kuwaas oo markii dambe dagaalo qadhaadh ciidamada Itoobiya ku dhex mareen meel gudaha dalkaas u dhaw oo ah xuduudka ay la wadaagaan Somaliland.


Tuulada Bull-cado ayaa sidoo kale waxa ay ahayd marin ay adeegsan jireen tahriibayaal ka yimaada dalka gudihiisa iyo dalalka dariska ah, kuwaas oo wararka laga helay dadka deegaankaas ku dhow dhow tibaxaayaan in halkaas doonyo lagaga qaadi jiray dadkaas intii aanay xukuumadii hore ka war helin, iyadoo wakhtigaas boqolaal tahriibayaal ahi iyo gaadiid sidayba laga soo qab-qabtay deegaankaas xeebta ah, ka dibna loo gudbiyey halkii ay markii hore ka yimaadeen.


Si kastaba ahaatee, degitaanka ciidamada qaranka ee lagu dajiyey jiidaas ayaa noqon karta mid ay Somaliland kaga badbaadi karo amaan darro mar kale ka soo wajhada xeebaha galbeedka dalka, isla markaana ceeb u soo jiidi karta amaanka.


Goobtan Bullo-cado ayaa ah meel lama degaan ah oo ay ku yar yihiin geeduhu. Iyadoo dhinaca kalena ka mid ah goobaha ugu kulul wakhtiga xaggaaga, lamana oga in ciidamada qaranka ee kala yimid degaanada Somaliland ay u adkaysan doonaan hanfiga faraha badan ee leefi doona wakhtiyada soo socda

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: More somaliland troops deployed in west awdal

Postby Siciid85 » Fri Oct 15, 2010 10:47 am

:up: :sland:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests