Moderator: Moderators



You make me laughhablaha anagu waxba kama qorno sxb ee idinku hadu macala hablihana ad wax ka qortaan wa nasiib xumo![]()
![]()
baaqyadi kale ee saxaafada gilgiley mad la xishootay....aan kusoo qore yara sug wax badan bad ka tagte


Calling ayuub kaneeco isn't funny. Bahasha meel aan laga billaabin baa jirta

ahmed langadhe horta maalmahan madaxtoyada kamuu soo bixine maxa talow u ka baqayYou make me laughhablaha anagu waxba kama qorno sxb ee idinku hadu macala hablihana ad wax ka qortaan wa nasiib xumo![]()
![]()
baaqyadi kale ee saxaafada gilgiley mad la xishootay....aan kusoo qore yara sug wax badan bad ka tagte![]()
![]()
@Saxaafad Gilgilay


how dare you call Ayuubka Kaneeco , some times you behave like Lady-Nas who worships Abdilhai yusufAscw waxan salamayaa dhaman bahweynta madaalayaasha ee suxufiyiinta rersomaliland intaas kadib waxan ku iftiiminlahaa fekerkeyga iyo sida iila muqata
Waxa jira warar kasoo baxaya dhinacaa madaxtooyada oo lagu doonayo ina laga qaado safiirka u fadhiya somaliland itopia safiirkaas oo ah safiir kasoo jeda besha ayuub . waana war cad in laga qaadayo . hadaba maxey tahey sababta loo cuskanaya waa in aanu khibrad buuxda u lahyn siyasada safiir nimo iyo qaar kale o la qarinayo oo lagu masuugayo beeshiisa aan misan weynba ku lahyn dhinackasta oo aan dhaqaale iyo fara toona lahyn
Hadaba beshayada ayuub way aragtaa masiibada meshak a taagan iyo sad bursiyada oo lagu helayo faro iyo hanti hadaba tolkey way arkaan in xaal halkaas marayee maxaa inla gudboon
Somaliada waxey ku mah mahdaa ama buur ahow ama buur ku tiirsanow mahmahdeydu way cadahey wanaxan uga jelaa besha cimraan waxey la midow dey habarjeclo sanbuur sidoo kale .
Hadaba besha yada waxan kula tilin lahaa iney la midoobaan beel kadibna ay isku mowqif qaatan waliba beshaas waxan jeclaan lahaa iney ahaato besha arab oo aynu isku degaan nahey waliba besha ayuub na waxan ka codsanaya iney nala soo dhiciyaan xaq badan oo naga maqan
Wana ayaan daro hadii curadkii rerka sidaa loo qadinayo dhinackasta
Ascw
Qalinkii samsam abdilahi ali

inader hala yaabin kan xita wuu ka daranyahay Lady-Nashow dare you call Ayuubka Kaneeco , some times you behave like Lady-Nas who worships Abdilhai yusuf


rer borama xagad ku tuurteyAlfaas inder Dhiiga ha isko Furin![]()
![]()
Hadda Inta Qaylinaysa waa...
Gabooye
Ayuub
Toljeclo
![]()



Hargeysay inooga waran raisal wsaasaharaghi la ansixiye mr farmaajo manta manad xaflad dhigaynsomaliland waa iska iidoor land markaa inuu iidoor isku qabqabsado waa laga fiicanyahay waayo dawladan dhan iyagaa leh


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests