Yunis09 your reer abti in Sanaag do not support SSC
Posted: Tue Nov 02, 2010 1:59 pm
Ceerigaabo(SanaagNews)- Dhowaan ayaa magaalada Ceerigaabo soo gaadhay dhalinyaro uu dhalatay gobolka Sanaag gaar ahaan koonfurta gobolkaas waxaanay cadeeyeen inay u socdaan wax la qaybsiga walaalood Ilaah ku wada beeray ee la degan gobolka sidoo kale waxay si ba'an uga soo horjeesteen kooxda Buuhoodle joogta ee SSC lagu magacaabo, waxay cadeeyeen in degaamadoodii ay noqdeen kuwa ugu danbeeyey gobolka, taasna waxa keentay bay yidhaahdeen u sacabatumista siyaasado aan dani noogu jirin
Shabakada Sanaagnews oo ku samaysay dabagal jiritaanka warkaas ayaa Ilo ku dhowodhow dhalinyaradaas u xaqiijiyeen jiritaanka warkaas , dhalinyaradaas aaya waxay wadaan in ay horumariyaan degaamada ay u dhasheen ee ku yaala gobolka beelaha dega koonfurta Sanaag qurbajoogooda ayaan ahayn kuwo gebi ahaanba xidhiidh lalahaa magaaladii ay ku kacaameen isla markaana ku koreen haatan waxay u muuqataa in arrimuhu ay is bedeleen. waayo nina looma dhaamo halka uu degaankiisu yahay.
SanaagNews