Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

IOG checked mated sinlanyoo dementia!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

IOG checked mated sinlanyoo dementia!!

Postby djibsomali » Tue Nov 09, 2010 6:28 am

Hargeysa(Yool)-Wasiir-Ku-Xigeenkii hore ee Caddaalada Yuusuf Ciise Ducaale (Talaabo), ayaa sheegay in aanay ilaa iyo hadda Xukuumadan cusub soo bandhigin wax la taaban karo oo ay ka qabatay mudadii ay talada dalka gacanta ku haysay.

Talaabo oo warbaahinta ugu waramayay Huteel KAAH, ka dib munaasibadii Xukuumada Somaliland shalay kusoo bandhigtay waxyaabihii u qabsoomay boqolkii maalmood, waxa uu sheegay in ay masuuliyiinta Xukuumada cusub ay had iyo jeer la soo taagan yihiin dayn ay Xukuumadii hore ka dhaxleen, balse ay hadda mid kale madaxa la galeen.

Waxa kaloo Md. Talaabo uu saluug ka muujiyay soo dhaweyntii Madaxweyne Siilaanyo iyo waftigiisa ay kala kulmeen Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, taasoo uu ku tilmaamay inay ahayd mid huwan shaadh ka duwan kan lagu yaqaan dibloomaasiyada, isagoo arintaa ka hadlayna waxa uu yidhi: "Labadii gacmood ee isa salaamayay ee Xisbiga KULMIYE astaanta u ahaa waxa la leeyahay hadda way isu dhow yihiin, mana hubno laakiin waa xanshaashaqa Magaalada"

Md. Talaabo oo ka hadlaya dedaalkii ku saabsan dhinaca aqoonsi raadinta, waxa uu sheegay in Xukumadii hore ee uu ka tirsanaa ay isku hawli jirtay sidii ay beesha caalamka uga heli lahayd aqoonsi Somaliland, balse Xukuumadan cusubi aanay haysan aqoonsigii gudaha. "Anagu (Xukuumadii hore) aqoonsigii dibada ayaanu la’ayn, laakiin tani (Xukuumadda Cusub), aqoonsigii gudaha ayay la’dahay."

Sidoo kale, Yuusuf Ciise waxa uu ku sifeeyey waxaan waxba ka jirin soo dhoweyntii Madaxweyanaha Jabuuti ku qaabilay wefdigii Madaxweynaha Soamliland ee dhowaan booqashada ku tegay dalkiisa, isagoo faah-faahinaya waxa uu yidhi: "Markii hore waxa laga qaylinay dayn, haddana dayn baan ku wanqalayaa, waxaasi maaha wax lala yimaado ee maxaad qabatay, Rooga halkaas la dhigayna (Soo dhaweyntii madaxweynaha ee dalka Jabuuti) anigu Cable-baan u arkaa, waayo gaadhigii lagu qaaday Madaxweynuhu calan muu lahayn, haddii gaadhiga lagagu martiqaaday calanka la soo sudho waa macne, haddiise roog uun laguu dhigo dee waa Cable-kii uun."

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: IOG checked mated sinlanyoo dementia!!

Postby djibsomali » Tue Nov 09, 2010 6:29 am

There are elements of truth in the above article!!


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests