Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby LiQaaye_TDH » Thu Nov 11, 2010 1:39 pm

Alfaas.. Inaader adigana Dowlad Aya kaa Carartay Ma is Tiri? What has this Building got to do with the Goverment?

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby The_Emperior5 » Thu Nov 11, 2010 1:40 pm

waxba maha dahabshil diidi mayo hado siilaanyo ku yidha war cimaaradadda na aniga dhisay failka igu dar :lol:

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby ToughGong » Thu Nov 11, 2010 1:41 pm

Alfaas.. Inaader adigana Dowlad Aya kaa Carartay Ma is Tiri? What has this Building got to do with the Goverment?
Liqs man dissent is patriotic,it's when it turns to outright rebbelion we need to worry

:sland: :up:

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby ToughGong » Thu Nov 11, 2010 1:41 pm

waxba maha dahabshil diidi mayo hado siilaanyo ku yidha war cimaaradadda na aniga dhisay failka igu dar :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:

Waar ma imikaad guryaheygiina sheegatey ayuu ku odhane
Last edited by ToughGong on Thu Nov 11, 2010 1:42 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby Mr_Alfaas » Thu Nov 11, 2010 1:42 pm

Alfaas.. Inaader adigana Dowlad Aya kaa Carartay Ma is Tiri? What has this Building got to do with the Goverment?
Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet.

afhayeenku ma shaqo kaluu qabta aan aheyn dawlada faankeda. :mrgreen: :up:

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby Sakhraan » Thu Nov 11, 2010 2:09 pm

Image

Image

Soon Complete :clap: :clap: :clap:

:up: :mrgreen:

liqaaye building kani ma kii dawladu 100ka cisho waxqabadka ku darsatay baa :mrgreen:
:lol:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby kaliil » Thu Nov 11, 2010 2:12 pm

waxaan la yaabaa dadka fooq nin dhistay horumar ku sheega. Fooqa Dahabshiil ayaa dhistay isagaana ku faani kara laakiin horumar maaha wax qof shakhsi ah iska leeyahay.
Udun ayaa idinka saxsan. Fooqaa ninku iska leeyahay iyo biriijka, Biriijka ayaa qiimo badan oo horumar lagu sheegi karaa. Wadooyinka, biriijyada, ceelasha, iskuulada iyo cisbitaalada ayaa
horumar ah ileen iyagu dadkoo dhan ayaa ka faaidaya e, laakiin fooqaasi ninka dhistay ee iska leh keligii ayuu faaido u yahay.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby The_Emperior5 » Thu Nov 11, 2010 2:15 pm

waxaan la yaabaa dadka fooq nin dhistay horumar ku sheega. Fooqa Dahabshiil ayaa dhistay isagaana ku faani kara laakiin horumar maaha wax qof shakhsi ah iska leeyahay.
Udun ayaa idinka saxsan. Fooqaa ninku iska leeyahay iyo biriijka, Biriijka ayaa qiimo badan oo horumar lagu sheegi karaa. Wadooyinka, biriijyada, ceelasha, iskuulada iyo cisbitaalada ayaa
horumar ah ileen iyagu dadkoo dhan ayaa ka faaidaya e, laakiin fooqaasi ninka dhistay ee iska leh keligii ayuu faaido u yahay.

Kalil wa runta meel waad ku saxsantahay fooqa waxa iska leh nin ganacsata ah oo shakhsi misne laakin fooqaas shaqa loo furaya oo meesha fooq la dawado maha wa meel shaqaalo ka shaqeyn doona dad ba ka shaqa heli doona marka dee qallad maha koley faiido fiican ba ku imanaysa shaqaalo fara badan bey abuuraysa, birdkgu ba wu fiicanyahay shacabka dhex maraya laakin wuxu ganacsata wadani ah dhistay is not bad aslo shaqaalo badan ba u shaqa tagi doona

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby LiQaaye_TDH » Thu Nov 11, 2010 2:20 pm

waxaan la yaabaa dadka fooq nin dhistay horumar ku sheega. Fooqa Dahabshiil ayaa dhistay isagaana ku faani kara laakiin horumar maaha wax qof shakhsi ah iska leeyahay.
Udun ayaa idinka saxsan. Fooqaa ninku iska leeyahay iyo biriijka, Biriijka ayaa qiimo badan oo horumar lagu sheegi karaa. Wadooyinka, biriijyada, ceelasha, iskuulada iyo cisbitaalada ayaa
horumar ah ileen iyagu dadkoo dhan ayaa ka faaidaya e, laakiin fooqaasi ninka dhistay ee iska leh keligii ayuu faaido u yahay.
Wrong.. Ninkaas Fooqas oo kale ka dhistay Jamhuuriyada Somaliland, waa Bilic uu soo korodhay Somaliland, Waana Wax lagu Faano, Just because waxaad Degantahay Europe and you see skyscrapers everyday waxba kulama aha Laakin, this is our skyscrypers 8-)

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby LiQaaye_TDH » Thu Nov 11, 2010 2:22 pm

Alfaas.. Inaader adigana Dowlad Aya kaa Carartay Ma is Tiri? What has this Building got to do with the Goverment?
Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet.

afhayeenku ma shaqo kaluu qabta aan aheyn dawlada faankeda. :mrgreen: :up:
Alfaas.... Sxb Wax ayaad isko khaldaysa? Horumarka Dalka ee La soo post Gareeyo, iyo Arrimo Dowladeed ayaad isko Khaladay!!

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby kaliil » Thu Nov 11, 2010 2:26 pm

Fooqu waa khasaare kuma odhan laakiin horumar maaha wax private ah. Waxa dawladi samayso ee dadka ka wada dhexeeya ama ka wada faaidayaan ayaa horumar ah.
Biriijka ama wadooyinka ayaa boqol goor ka qiimo badan fooqaa. Xoogaa dad ah wuu shaqaalaysiin laakiin shaqaalaha Africa mushahar naf leh lama siiyo.Ganacsadayaashu shaqaalaha way gumaystaan oo waa dhiigmiiratooyin.

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby Mr_Alfaas » Thu Nov 11, 2010 2:30 pm

Alfaas.. Inaader adigana Dowlad Aya kaa Carartay Ma is Tiri? What has this Building got to do with the Goverment?
Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet.

afhayeenku ma shaqo kaluu qabta aan aheyn dawlada faankeda. :mrgreen: :up:
Alfaas.... Sxb Wax ayaad isko khaldaysa? Horumarka Dalka ee La soo post Gareeyo, iyo Arrimo Dowladeed ayaad isko Khaladay!!
sxb postskaaga aya wada ah dawlada heblaayo ayaa halkan isku sawirtay heblaya halkan ka dhacda...marka take it easy suaal unban ku waydiiye :lol:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby LiQaaye_TDH » Thu Nov 11, 2010 2:32 pm

Fooqu waa khasaare kuma odhan laakiin horumar maaha wax private ah. Waxa dawladi samayso ee dadka ka wada dhexeeya ama ka wada faaidayaan ayaa horumar ah.
Biriijka ama wadooyinka ayaa boqol goor ka qiimo badan fooqaa. Xoogaa dad ah wuu shaqaalaysiin laakiin shaqaalaha Africa mushahar naf leh lama siiyo.Ganacsadayaashu shaqaalaha way gumaystaan oo waa dhiigmiiratooyin.
Inader your wrong again... Kani waxu Noqonaya Banki weyna ee Dahabshiil, waxey Faaido uu leedahay Shacabka Dalka Somaliland ku nool 400 people aya ka Shaqeynaya, and even people from Abroad are looking for jobs with Dahabshiil back home, because you get good wages!!!

Anigo garanaya Dad Badan oo UK Ka Guuray, Marki ay Shaqo Ka Heleen Dahabshiil Xaga Xawaaldaha iyo Telefoonada... Sxb Halkan aya kula wacnaataye Dalkaaga wax ka wacani ma jirto Haddi aad shaqo ka hesho!!

Xagga Bilicdana waa uu Wax weyn ayay ka taraysa.. waxaad arkaysa somali ino Xayeeysiinaysa Some Round a Abouts :lol: Adigona waxaad ka soo Horjeeda Fooqa ugu Weyn ee dhul somaliyeed laga sameeyo!!

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby kaliil » Thu Nov 11, 2010 2:32 pm

[
Wrong.. Ninkaas Fooqas oo kale ka dhistay Jamhuuriyada Somaliland, waa Bilic uu soo korodhay Somaliland, Waana Wax lagu Faano, Just because waxaad Degantahay Europe and you see skyscrapers everyday waxba kulama aha Laakin, this is our skyscrypers 8-)

Bilicdu dadka baahan maxay u taraysaa? Bilicda miyay ku cuntaynayaan? Hargeysa ayay biyo la`aani ka jirtaa oo xaafadaha qaarkood 3 maalmood bilaa biyo la ahaadaa. Dadka badankoodu waa bilaa camal oo waata camal la`aan darteed dadki soo wada tahriibayaan. Dhulku wadooyin malaha, Dadku waa jaahiliin oo inta wax baratay way yartahay. Iyadoo waxyaabahaas oo dhan jiraan ayaa fooq nin dhistay lagu faanaa miyaa?

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City

Postby LiQaaye_TDH » Thu Nov 11, 2010 2:36 pm

[
Wrong.. Ninkaas Fooqas oo kale ka dhistay Jamhuuriyada Somaliland, waa Bilic uu soo korodhay Somaliland, Waana Wax lagu Faano, Just because waxaad Degantahay Europe and you see skyscrapers everyday waxba kulama aha Laakin, this is our skyscrypers 8-)

Bilicdu dadka baahan maxay u taraysaa? Bilicda miyay ku cuntaynayaan? Hargeysa ayay biyo la`aani ka jirtaa oo xaafadaha qaarkood 3 maalmood bilaa biyo la ahaadaa. Dadka badankoodu waa bilaa camal oo waata camal la`aan darteed dadki soo wada tahriibayaan. Dhulku wadooyin malaha, Dadku waa jaahiliin oo inta wax baratay way yartahay. Iyadoo waxyaabahaas oo dhan jiraan ayaa fooq nin dhistay lagu faanaa miyaa?
Taasi Arrin Dowladeed! Maaha Mid Ganacsato Kifeyn Karo!!!

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest