Bilicdu dadka baahan maxay u taraysaa? Bilicda miyay ku cuntaynayaan? Hargeysa ayay biyo la`aani ka jirtaa oo xaafadaha qaarkood 3 maalmood bilaa biyo la ahaadaa. Dadka badankoodu waa bilaa camal oo waata camal la`aan darteed dadki soo wada tahriibayaan. Dhulku wadooyin malaha, Dadku waa jaahiliin oo inta wax baratay way yartahay. Iyadoo waxyaabahaas oo dhan jiraan ayaa fooq nin dhistay lagu faanaa miyaa?
Taasi Arrin Dowladeed! Maaha Mid Ganacsato Kifeyn Karo!!![/quote]
poiintgaygu waa kaas.waxa dawladu samayso e qof gaar ahi lahayn ayaa lagu faanaa. Public service iyo Private ayay kala yihiin. Private xiitaa ma xuma laakiin public serviceka ayaa ka fiican oo ka faaido badan. dadkoo dhan baa ka faaidaya.
Wadamada qurbaha ee aynu joogno waa inaynu isku dayno inaynu ka faaidaysano oo waxyaabaha fiican kaga dayano. Sinaanta iyo cadaalada inaynu kaga dayano weeye.dadku xiitaa markay wax ka wada dhexeeya samaystaan way dhawrtaan oo iska burburin maayaan.