ma garanayo wuxu la faraxsanyahay. Inuu murugoodo ayay ahayd hadduu suldaanku beri isqarxinayo
laakin alfaas tallow muxu la faraxsanyahay ma madaxtooyadu bu suldaanki ayub beri isku qarxinaya
Ayuubka safiirkaa ina laga bedelo ma ahayn. sidii kale ayay mucaarid u ahaayeene haddana way kasii dari.




